Dharaar - podcast cover

Dharaar

Ismaaciil Cali Asadshows.acast.com
Dharaar Boodhkast waa barnaamij maalinle ah, Kaas aanu idiinku soo gudbineyno wararka caalamka kuwooda ugu muhiimsan; si aad ula socotid dhacdooyinka caalamka.

Hosted on Acast. See acast.com/privacy for more information.

Last refreshed:
Follow this podcast in the Metacast mobile app to refresh it and see new episodes.
Download Metacast podcast app
Podcasts are better in Metacast mobile app
Don't just listen to podcasts. Learn from them with transcripts, summaries, and chapters for every episode. Skim, search, and bookmark insights. Learn more

Episodes

Mudaharaadyo kala duwan oo ka socda Jaamacadaha Mareykanka

Mudaharaadyo kala duwan isku soo baxyo ka socda gudaha jaamacadaha Mareykanka. Mudaharaadyada oo lagu dalbanayo in la joojiyo dagaalka Qasa lagu hayo tan iyo bilawgii Oktoobar ee sanadkii hore. Tixraac https://www.aljazeera.com/news/2024/4/26/with-eyes-on-us-college-campuses-students-stress-gaza-is-why-were-here Hosted on Acast. See acast.com/privacy for more information.

Apr 27, 20246 minEp. 50

Indiya iyo la dagaalanka Budhcad badeedka

Budhcad badeedka oo hoos u dhacey sanadadii ugu danbeeyey ayaa imika dib u soo cusboonaadey. Tan iyo 2018kii markii ugu horeysay budhcad badeed reer Soomaaliya ah ayaa ku guuleystey in qabsadaan markab. hawlagalo ayey ka galeen ciidamada Indiya, sidoo kale Indiya ayaa kordhisey hawlgalada dhinaca badda. Xigasho https://www.aljazeera.com/news/2024/3/23/captured-somali-pirates-arrive-in-india-to-face-trial-over-ship-hijacking https://www.aljazeera.com/news/2024/3/12/twenty-armed-men-take-control-o...

Mar 25, 20245 minEp. 49

Doorashada Iiraan

Doorashooyinkii Iraan ayaa imanaya wakhti dalku ku jiro xaalad dhaqaale oo adag. Halka dhinaca kale, dalka Iran isbadalo ayaa la qiyaasey iney dalka ka dhacdo sanadkii 2022kii iyo 2023kii, oo ay dalka ka jiraan kacdoomo la rabo dalka in wax badan kaga badalaan. Hosted on Acast. See acast.com/privacy for more information.

Mar 02, 20245 minEp. 48

Ruushka oo qorsheynaya in hawada sare dhigo Nukliyeer

Dawlada Mareykanka ayaa heshay xogo tilmaamaya in Ruushku hawada sare dhigayo Nukliyeer waxaaney la wadaagtey xulafadeeda. Hosted on Acast. See acast.com/privacy for more information.

Feb 22, 20247 minEp. 47

Dilka Cabdinaasir Muse Dahable

Cabdinaasir Muse Dahable, dilkiisa ayaa shaki badan galiyey, oo looga tagey qolkiisa isagoo meyd ah. Saaxibada Cabdinaasir ayaa ka warwarey marka ay ka war heli waayeen, arintaasuna waxey keentey ugu danbeyntii isagoo meyd ah loogu tagey qolkiisa, xidhigna lagu ciijiyey. Tixraac https://www.somalilandchronicle.com/2024/02/19/aviation-official-found-dead-in-mogadishu-greenzone-amidst-somalia-somaliland-tensions-foul-play-suspected/ Hosted on Acast. See acast.com/privacy for more information....

Feb 19, 20244 minEp. 46

Heshiiska Somaliland iyo Itoobiya

01/01/2024 Somaliland iyo Itoobiya waxa ay gaadheen heshiis. Heshiiskaas oo qeybo badan qaabeynaya siyaasada gobolka iyo siyaasada labada dalba ; Qeybtan waxaan ka hadleyna Somaliland iyo Itoobiya heshiiskooda iyo taariikhda labada dal. Hosted on Acast. See acast.com/privacy for more information.

Feb 15, 202416 minEp. 46

Hogaamiyaasha Ruushka iyo Shiinaha oo ka wada hadley iskaashiga dalalkooda

Iskaashiga labada dal ee Ruushka iyo Jayne ayaa sii kordhaya. Laga soo bilaabo 2022kii labada dal ayaa is-waydaarsada iskaashiyo ganacsi, tamar iyo amni. Tixraac https://www.aljazeera.com/news/2024/2/8/russias-putin-and-chinas-xi-denounce-us-interference https://www.youtube.com/watch?v=hGHq-CeNXFg Hosted on Acast. See acast.com/privacy for more information.

Feb 10, 20245 minEp. 45

Dalka Miksiko oo noqday dalka ugu badan ee Mareykanku wax ka iibsadey2023

Miksiko oo noqotay dalka ugu badan ee Mareykanku wax ka iibsadey 2023. Laga bilaabo bar bilawgii safmareenkii Kofid-19( Covid-19 ) duwalku waxa ay qorsheenayeen qaabka loo diyaarin lahaa suuqyo kale oo aan aheyn ka jaynaha. Suuqyada soo baxey waxa ka mid ah suuqa Miksiko. Hosted on Acast. See acast.com/privacy for more information.

Feb 08, 20249 minEp. 44

kor u kaca wax soo saarka Indiya

Wax soo saarka Indhiya oo kor u kacaya dhinacyada elaktariga ah. Gobolka Tamil Nadu ayaa saameyn weyn ku leh dhaqaalaha dalkaas. dhinaca kale, waxa uu soo jiidanaya indhaha maalgashatada caalamiga ah. Hosted on Acast. See acast.com/privacy for more information.

Feb 03, 20248 minEp. 43

Safarka Wasiirka Arimaha Dibada ee Mareykanka ee Afrika

Wasiirka Arimaha dibada ee Mareykanka oo safaro ku maraya qaar ka mid ah wadamada Afrika. Wasiirku wuxuu xoojinayaa xidhiidhka duwalka Afrikaanka iyo Mareykanka, taas oo keeneysa iney yareyso saameynta siyaasadeed ee Jayniiska. Hosted on Acast. See acast.com/privacy for more information.

Jan 27, 20249 minEp. 42

Mareykanka oo Xuutiyiinta u aqoonsandey urur argagixiso

Dawlada Mareykana ayaa sheegtey in ay Xuutiyiinta u aqoonsanayaan urur argagixiso. Halka dhinaca kale ay raacisey hadii ay joojiyaan hawlagalada ay ka wadaan gacanka cadmeed iyo badda cas iney ka saari doonaan. Hosted on Acast. See acast.com/privacy for more information.

Jan 18, 20244 minEp. 41

Israa'iil oo kordhineysa kharashka dagaalka Qasa

Dagaaladu waa qaar kharash badan. Israa'iil ayaa dib u kordhineysa kharashka ay ku bixineyso dagaalka ay ku hayso Qasa. Dhinaca kale waxay dooda adag ka socdan iney sii wado kharashaadka ay ku bixin jireen deegaameynta dhulalka Falastiin dagto. Tixraac https://www.aljazeera.com/news/2024/1/16/israels-new-15bn-war-budget-whats-it-for-and-what-gets-cut Hosted on Acast. See acast.com/privacy for more information.

Jan 17, 20246 minEp. 40

Madaxweynaha Yukreyn oo ku kalsoon xulafadiisa Reer-Galbeedka

Madaxweynaha Yukreyn oo sheegey inuu ku kalsoonyey Mareykanka dhinaca kalena, Midawga Yurub oo qorsheenaya xidhmo 50 bilyan oo Yuuro ah balse, Hangari oo diidan ilaa imika xidhmadaas. Ruushka oo dhiniciisa sheegey inuu diyaar u yahey inuu wada xaajood la galo reer galbeedka. Xigasho https://www.aljazeera.com/news/2023/12/19/zelenskyy-confident-us-will-not-betray-ukraine Hosted on Acast. See acast.com/privacy for more information....

Dec 20, 20234 minEp. 39

Shirkadaha tamarta iyo xamuulka oo Badda Cas si ku meel gaadh ah u hakiyey

Weerarada xuutiyiinta ayaa kordhiyey in shirkada tamarta ay si ku meel gaadh ah u hakinayaan adeegsiga Badda Cas. Khatarta weerarada Xuutiyiinta oo sii kordhaya iyagoo shirkadaha aan xidhiidhka la laheyn Israa’iil duqeynaya, taasuna waxey kordhineysaa baqashada shirkadaha tamarta. Mareykanka iyo xulafadiisa oo qorsheenaya iney keenaan ciidamo ilaaliya marin biyoodka si badeecadu caalamku u kala go’in. Tixraac https://www.reuters.com/world/middle-east/red-sea-attacks-force-rerouting-vessels-disru...

Dec 19, 20236 minEp. 38

Dagaalka Qasa oo waji cusub isku badalaya

Mareykanka ayaa sheegey in haysashada magaalada Qasa ee Israa’iil mudo dheer ay tahey khad cas. Wuxuuna dhinaca kale sheegey in maamulka magaalada Qasa Xamaas ka dib ay la wareegto maamulka Falastiinyiinta ee Daana-Galbeed. Dhinaca kale Israa’iil oo sii wada gumaadka iyo xasuuqa dadyawga ku nool Qasa. Tixraac https://www.aljazeera.com/news/2023/12/15/israel-to-transition-to-more-precise-targeted-warfare-in-gaza-us-adviserhttps://www.axios.com/2023/12/14/jake-sullivan-netanyahu-israel-meetinghttp...

Dec 15, 20237 minEp. 37

Fiinlaan oo xidheysa xuduudeeda Ruushka

Fiinlaan ayaa dib u xireysa xududa ay la leedahey Ruushka. Dhinaca kale, Fiinlaan ayaa ku eedeysay Ruushka iney khalkhal galineyso amniga Fiinlaan. dadyawga nabad galyo doonka oo ku soo badanaya galitaanka Fiinlaan ayaa qeyb ka ah is af-garanwaaga u dhaxeeya labada dal. Tixraac https://www.aljazeera.com/news/2023/12/14/finland-set-to-again-shut-its-entire-border-with-russia https://www.reuters.com/world/europe/finland-will-again-shut-russian-border-over-asylum-seekers-minister-says-2023-12-14/ H...

Dec 15, 20236 minEp. 36

Roobab waaweyn oo ka da’ay Qasa

Roobab waaweyn oo ka da’ay Qasa taas oo xaalada dadka ku nool Qasa sii xumeyneysa. waxa jira baqdino laga qabo in sababto in faafida cuduro. Dhinaca kale, dadku ma haystaan hoy iyo goobo ay ka galaan roobka taas oo xaalada magaalada sii xumeyneysa. Tixraac https://www.aljazeera.com/news/2023/12/13/heavy-rains-in-gaza-worsen-misery-of-palestinians-amid-israeli-bombardment https://www.theguardian.com/world/video/2023/dec/13/parts-of-gaza-flooded-after-heavy-rains-exacerbating-humanitarian-emergenc...

Dec 14, 20236 minEp. 35

Xafiiska arimaha dibada ee Boqortooyada Ingrisiika oo u hanjabey Iskotlan

Shir uu la galey Erdogan ayaa Raa'isul Wasaaraha Iskotland dawlada Boqortooyada Ingriisku ugu hanjabtey iney hakin doonaan wada shaqeynta ka dhaxeysa. Tixraac https://www.aljazeera.com/news/2023/12/11/uks-david-cameron-scolds-scottish-leader-humza-yousaf-over-erdogan-meeting https://www.bbc.com/news/uk-scotland-scotland-politics-67675005 https://www.theguardian.com/politics/2023/dec/10/david-cameron-threat-over-humza-yousafs-meeting-with-turkish-president Hosted on Acast. See acast.com/privacy f...

Dec 12, 20233 minEp. 34

Safarka Hogaamiyaha Ruushka ee Bariga Dhexe

Madaxweynaha Ruushka oo safar gaaban ku jooga Bariga Dhexe. Tan iyo bilawgii dagaalka Ruushka iyo Yukreyn Madaxweyne Buutin ayaa naadir ahaa in dalka dibadiisa u baxo, talaabadan uu ku yimid Bariga Dhexe ayaa ah mid su’aalo badan ku xeeran yihiin. Waqitagan oo dagaalka Xamaas iyo isra’il uu socdo ayaa Bariga Dhexe ka dhigeysa mid xasaasi ah. Halka dhinaca kale Su’aalo ku xeeran yihiin Qaabka uu arkaan Mareykanka oo xulafo badan ku leh Bariga Dhexe. Tixraac https://www.aljazeera.com/news/2023/12/...

Dec 07, 20236 minEp. 33

Madaxweynaha Ruushka oo safaro ku maraya Sucuudiga iyo Imaaradka

Madaxweynaha Ruushka ayaa booqasho ku tagaya dalalka Sucuudiga iyo Imaaraadka, iyadoo maalinta ku xigtana uu Moosko marti ugu yahey Madaxweynaha Iiraan. Safaradan ayaa diirada lagu saari doona qiimaha saliida iyo xidhiidhka uu dawladaha la leeyahey. Ruushka ayaa dhinaca kale raba inuu saameyn balaadhan ku yeesho Bariga Dhexe. Tixraac https://www.aljazeera.com/news/2023/12/5/putin-to-visit-saudi-arabia-uae-with-israel-hamas-war-on-agenda Hosted on Acast. See acast.com/privacy for more information...

Dec 06, 20234 minEp. 32

Eedeymo musuqmaasuq oo lagu soo oogey Raa’iisul wasaaraha Israa’iil.

Raaisul Wasaaraha Isra’il ayaa la filanya iney dib u bilaabmato dhageysiga dacwado lagu soo eedeyay 2020kii. Kuwaas oo iskugu jireen eedeymo musuqmaasuq iyo laaluush. Dhanka kale weeraradii 07da Oktoobar ayaa sheegayaa iney hoos u ridey taageerada Natinyaaho ee gudaha Isra’il. Hosted on Acast. See acast.com/privacy for more information.

Dec 05, 20234 minEp. 31

Tirada dhimasha ee Falastiin oo kor u kacaya

24 saacadood oo la soo dhaafey tirada dad ee ku dhintay gudaha Qasa ayaa kor u kacay. dadyawga dagan deegaanada Khan Yoonis ayaa iyagana laga dalbadey iney ka guuraan oo banaayaan iyadoo ay sheegtey Isra’il iney tahey goob dagaal. dhinaca kalana wali waxa sii socda xidhida iyo cabadhinta dadyawga dagan Daanta-Galbeed ee la haysto. Hosted on Acast. See acast.com/privacy for more information.

Dec 04, 20235 minEp. 30

Dhul gariir weyn oo ku dhuftey Filibiin

Dhul gariir lagu qiyaasey 7.5 oo ku dhuftey koonfurta Filibiin, iyadoo keentey in la soo saaro amaro lagu daad gureynayo dadyawga. Digniino kala duwan oo gaadhaya Jaban iyo Filibiin ayaa ka digaya in la kuloomeysto sidoo kale baqdin duufaano iyo fatahaadyo ay jirto. Hosted on Acast. See acast.com/privacy for more information.

Dec 03, 20235 minEp. 29

Shirka Isbadalka Cimilada

Shir madaxeedka hayada cimilada ee Qaramada Midoobey oo ka socda magaalada Dubaay. Shirkan oo lagu ansixiyey qodobo lagu yareyn doono wasakhawga hawada dunida. Labada dal ee ugu wasakheynta badan hawadeena oo aan iyaguna aan ka soo qeyb galin. Hosted on Acast. See acast.com/privacy for more information.

Dec 01, 20236 minEp. 28

Kuuryada Waqooyi oo dirtey dayax gacmeed basaas

Kuuryada Waqooyi oo dirtey dayax gacmeed basaas. Halka dhinaca kale, warbaahinta dawlada Kuuryada Waqooyi ay sheegtey iney hayaan sawirad Guriga Cad iyo Bantoganka ( Pantogan) Mareykanka. Tixraac https://www.aljazeera.com/news/2023/11/28/n-korea-defends-satellite-launch-at-un-as-kim-studies-images-of-pentagon Hosted on Acast. See acast.com/privacy for more information.

Nov 30, 20236 minEp. 27

Xabad joojinta Isra'il iyo Xamaas oo la kordhiyey

Dadaalo fara badan oo diblumaasiyeed ayaa ugu danbeyntii ku guulestay in la kordhiyo mudada xabad joojinta. Dadaaladan oo ay qeyb ka ahaayaan duwal gobolka bariga dhexe ah iyo qaar qaaradaha kale ka socda ayaa ugu danbeyn ku dhamaadey guul. Balse, lama garanayo ilaa wakhtiga ay joojin karto dadalada diblumaasiyeed dagaalka. Hosted on Acast. See acast.com/privacy for more information.

Nov 28, 20236 minEp. 26

Aqalka Cad ee Mareykanka oo raba inuu kordhiyo kaalmada Isra’il

Aqalka Cad ee Mareykanka ayaa ka dalbadey baarlamanka in la qaado xanibadaha iyo hakinta hubka ee Isra’il. Arinta oo keeneysa iney Isra’il hesho taageero weyn iyo yaraan ama xakameyn kormeerka baarlamanka Mareykanku sameyn lahaa hubka iyo taageerada. Dhinaca kale, dadyawga ka soo horjeeda taageerada Isra’il oo gudaha Mareykanka kor u kacaya. Hosted on Acast. See acast.com/privacy for more information.

Nov 27, 20235 minEp. 25

Dibad-baxyo Isra'il ka socda oo xoogeystey

Dibad baxyo lagu taageerayo in la is waydaarsado maxaabiista Isra'il iyo Xamaas oo ka socota Tal-abiib. Dhinaca kale, dibad baxyo lagu dalbanayo inuu is casilo hogaamiyaha Isra'il oo soo kordhaysa. Hosted on Acast. See acast.com/privacy for more information.

Nov 26, 20236 minEp. 24

Isra'il iyo Xamaas oo is dhaafsaday maxaabiis

Dufcadii ugu horeysay ee maxaabiis ah ayey Xamaas iyo Isra'il is dhaafsadeen. Heshiiska Isra'il iyo Xamas ayaa ku jirta xabad joojin afar cisho ah oo Qasa ka dhacda. Tixraac https://www.aljazeera.com/news/liveblog/2023/11/24/israel-hamas-war-live-israel-continues-gaza-attacks-ahead-of-truce Hosted on Acast. See acast.com/privacy for more information.

Nov 25, 20236 minEp. 23

Heshiis xabad joojin oo dhaxeeya Isra'il iyo Xamaas

Heshiis u dhaxeeya Isra'il iyo Xamaas ayaa la filayaa in lagu dhiso heshiis dhameystiran oo dagaal joojin ah. Isra'il ayaa maalintii shalay wadey duqeymaha Qasa hal maalin uun ka hor xabad joojinta. Lifaaqyo https://www.aljazeera.com/news/2023/11/22/dozens-from-same-family-killed-in-gaza-as-israel-continues-bombardment https://apnews.com/article/israel-hamas-war-news-11-22-2023-d12c1728cbae0ff74a69cc9cc3e8a646 Hosted on Acast. See acast.com/privacy for more information....

Nov 23, 20238 minEp. 22
For the best experience, listen in Metacast app for iOS or Android