Dibad-baxyo Isra'il ka socda oo xoogeystey
Nov 26, 2023•6 min•Ep. 24
Episode description
Dibad baxyo lagu taageerayo in la is waydaarsado maxaabiista Isra'il iyo Xamaas oo ka socota Tal-abiib. Dhinaca kale, dibad baxyo lagu dalbanayo inuu is casilo hogaamiyaha Isra'il oo soo kordhaysa.
Hosted on Acast. See acast.com/privacy for more information.
For the best experience, listen in Metacast app for iOS or Android
