Fiinlaan oo xidheysa xuduudeeda Ruushka
Dec 15, 2023•6 min•Ep. 36
Episode description
Fiinlaan ayaa dib u xireysa xududa ay la leedahey Ruushka. Dhinaca kale, Fiinlaan ayaa ku eedeysay Ruushka iney khalkhal galineyso amniga Fiinlaan. dadyawga nabad galyo doonka oo ku soo badanaya galitaanka Fiinlaan ayaa qeyb ka ah is af-garanwaaga u dhaxeeya labada dal.
Tixraac
https://www.aljazeera.com/news/2023/12/14/finland-set-to-again-shut-its-entire-border-with-russia
Hosted on Acast. See acast.com/privacy for more information.
For the best experience, listen in Metacast app for iOS or Android
