Roobab waaweyn oo ka da’ay Qasa
Dec 14, 2023•6 min•Ep. 35
Episode description
Roobab waaweyn oo ka da’ay Qasa taas oo xaalada dadka ku nool Qasa sii xumeyneysa. waxa jira baqdino laga qabo in sababto in faafida cuduro. Dhinaca kale, dadku ma haystaan hoy iyo goobo ay ka galaan roobka taas oo xaalada magaalada sii xumeyneysa.
Tixraac
Hosted on Acast. See acast.com/privacy for more information.
For the best experience, listen in Metacast app for iOS or Android
