Dharaar - podcast cover

Dharaar

Ismaaciil Cali Asadshows.acast.com
Dharaar Boodhkast waa barnaamij maalinle ah, Kaas aanu idiinku soo gudbineyno wararka caalamka kuwooda ugu muhiimsan; si aad ula socotid dhacdooyinka caalamka.

Hosted on Acast. See acast.com/privacy for more information.

Last refreshed:
Follow this podcast in the Metacast mobile app to refresh it and see new episodes.
Download Metacast podcast app
Podcasts are better in Metacast mobile app
Don't just listen to podcasts. Learn from them with transcripts, summaries, and chapters for every episode. Skim, search, and bookmark insights. Learn more

Episodes

Koonfur Afrika oo xidhiidhaka u jareysa Isra'il

South Africa oo baarlamankeedu u codeeyey in xidhiidhka u jarto Isra'il. sidoo kale hogaanka sare South Afrika oo sheegey iney danbiyo dagaal geysaneyso Isra'il. Tixraac https://www.aljazeera.com/news/2023/11/21/south-african-parliament-votes-for-motion-calling-to-close-israeli-embassy https://www.reuters.com/world/africa/safrican-lawmakers-vote-suspend-diplomatic-ties-with-israel-shut-embassy-2023-11-21/ Hosted on Acast. See acast.com/privacy for more information....

Nov 22, 20236 minEp. 21

Talyaaniga oo xukumey 300 in ka badan oo mooryaan ah

Dagaalka mooryaanta iyo Talyaaniga oo wali socda. Maalintii Isniinta waxa la xukumey in ka badan 300 oo eedeysane, Kuwaas oo lagu helay danbiyo kala duwan. Eedeysanayaasha waxa ku jira madax sare oo Talyaani ah. Hosted on Acast. See acast.com/privacy for more information.

Nov 21, 20235 minEp. 20

Iran oo hub cusub soo bandhigtey

Hogaamiyaha ugu sareeya Iiraan oo ka qeyb galey bandhig hub cusub oo ay Iiraan soo saartey. Bandhigan ayaa ku soo beegmey iyadoo Isra'il ku duushey Qasa sidoo kale, Mareykanka ayaa ciidamo ku soo ururinaya gobolka Bariga Dhexe. Hosted on Acast. See acast.com/privacy for more information.

Nov 20, 20236 minEp. 19

Masar oo deyn Cusub ka qaadaneysa IMF

Sharaxaad Masar oo xaalada dhaqaale oo adag soo wajahdey tan iyo bilawgii dagaalka Yukreyn iyo Ruushka ayaa la qorsheenayaa in la siiyo deyn cusub. Dhinaca kale dagaalka Qasa ayaan aheyn mid saameyn ku keenaya kaliya Qasa balse gobolka oo dhan saameyn dhaqaale ku keenaya. Xigasho https://www.reuters.com/world/imf-may-need-augment-egypt-program-amid-gaza-war-impacts-georgieva-says-2023-11-18/ https://www.aljazeera.com/news/2023/11/18/imf-could-augment-egypts-loan-programme-over-effects-of-gaza-wa...

Nov 19, 20235 minEp. 18

Hogaamiyaasha Turkiga iyo Jarmalka oo kulmey

Xidhiidhak Jarmalka iyo Turkiga ayaa aan aheyn mid fiican badana.Dhinaca kale, jaaliyada ugu badan ee Turkiga ayaa ku nool dalka Jarmani imika labada dal ayaa kala taageeraya Xamas iyo Isra'il. Labada hogaamiye ayaa kulmey maalintii shalay. Hosted on Acast. See acast.com/privacy for more information.

Nov 18, 20238 minEp. 17

Codad Mubaaradka Isra'il oo dalbanaya isbadal hogaankooda ah

Mucaaradka Isra'il oo dalbanaya in raaisul wasaare Natinyaaho is casilo. Hoggaamiyaha mucaaradka Israa’iil Yair Lapid ayaa ugu baaqay ra’iisul wasaare Benjamin Netanyahu inuu si degdeg ah xilka isaga dago. Hosted on Acast. See acast.com/privacy for more information.

Nov 17, 20234 minEp. 16

Isra'il oo beegsaneysa dhakhtarada

Isra'il ayaa u gashey gudaha Qasa, Dagaalkuna waxey beegsanayaan dhakhtarada Qasa. Dagaalkuna waji kale ayuu yeelanayaa. Hosted on Acast. See acast.com/privacy for more information.

Nov 16, 20236 minEp. 15

Ruushka oo xeerar cusub ansixiyey

Madaxweynaha Ruushka ayaa ansixiyey xanibaado kale oo warbaahinta Ruushka lagu soo rogey. Saameynta dagaalka Yukreyn ayaa wali socota gudaha Ruushka, tan iyo bilawgii hawlgalka Yukreyn Ruushka warbaahintiisu luga adag kuma taagna. Waxaana la leeyey imika ma madax banaan warbaahinta Ruushka ka soo gudbisaa. Hosted on Acast. See acast.com/privacy for more information.

Nov 15, 20235 minEp. 14

Mareykanka oo duqeeymo ka geystey Bariga Dhexe

Mareykanka ayaa duqeymo ka geestey Bariga Dhexe, cadeyna u ah in Mareykanku danihiisa gobolka ilaalinayo. Hosted on Acast. See acast.com/privacy for more information.

Nov 14, 20234 minEp. 13

Xisbullah ma soo gali doonaan dagaalka Qasa?

Tan iyo bilawgii hawlgalka Isra'il ee Qasa ka wado, waxa la filanayey iney Xisbullah dagaalka soo gasho, su'aashu imika waxa weeyi ma soo gali doontaa dagaalka Xisbullaah? Hosted on Acast. See acast.com/privacy for more information.

Nov 12, 20237 minEp. 11

RSF oo u dhaw iney qabsadaan Daarfuur

RSF oo ah ciidamo Sudan ah oo deegaan ahaan ka soo jeeda Daarfuur. Waxa dhinaca kale lagu eedeynayaa xadgudubyo iney geysatey tan iyo bilawgii RSF. Tixraac:- https://www.aljazeera.com/news/2023/11/8/sudans-rsf-closes-in-on-capturing-all-of-darfur Hosted on Acast. See acast.com/privacy for more information.

Nov 11, 20236 minEp. 10

Tartanka Badhtamaha Aasiya

Badhtamaha Aasiya, waliba duwalka hore ee Midawga Soofyeeti ka tarsinaa oo ahmiyadooda dhaqaale kor u sii kaceysom, tartana loogu jiro qaabka loola ganacsan lahaa. Lifaaqyada https://www.aljazeera.com/news/2023/11/9/pakistan-turkey-iran-leaders-visit-central-asia-in-diplomatic-push https://www.aa.com.tr/en/turkiye/turkish-president-to-attend-economic-cooperation-organization-meeting-in-uzbekistan/3046521 Hosted on Acast. See acast.com/privacy for more information....

Nov 10, 20235 minEp. 9

G7 oo isku raacdey taageerada Yukreyn

G7 oo isku raacey taageerada Yukreyn. Ruushka oo isaguna dhiniciisa ka digaya shirqoolka Reer Galbeedka iyo colaada waaweyn oo Yurub dhexdeeda. Hosted on Acast. See acast.com/privacy for more information.

Nov 09, 20237 minEp. 8

Hal bil ka dib weerarka Duufaanka Aqsa xaalada Falastiin | Dharaar Boodhkast

Mudo Bil ah ayaa ka soo wareegtey weerarka Duufanka Aqsa kaas oo ay fulisey Hamaas. Mudo hal bil ah ka dib xaalada Falastiinyiintu waa sidee waa qodobkeena saaka; soo dhawoow. Xigasho: https://www.washingtonpost.com/world/2023/11/07/israel-gaza-war-photos-one-month/ https://www.aljazeera.com/news/2023/11/7/one-month-of-israels-war-whats-happening-to-palestinians-outside-gaza Hosted on Acast. See acast.com/privacy for more information....

Nov 08, 20239 minEp. 7

Mudahaaradyo lagu taageerayo Falastiin oo dunida dhan ka socda

Mudaharaadyadu waa qeyb ka mida ah qaababka taageerada loo soo bandhigo. Falastiin ayaa dunida oo dhan laga taageerayaa, iyagoo todobaadkan Sabtidii Mudaharaadyo laga dhigey caasimada Mareykanka taas lagu celcelinayey "Baydhan isma qarin kartid". Lifaaqyada ka soo xiganey:- https://www.aljazeera.com/news/2023/11/5/biden-you-cant-hide-thousands-rally-in-washington-for-gaza-ceasefire https://www.reuters.com/world/pro-palestinian-protesters-demand-gaza-ceasefire-european-marches-2023-11-04/ Hosted ...

Nov 05, 20236 minEp. 5

Doorka Jayne ee Bariga Dhexe

Doorka Jayne ee Bariga Dhexe oo kor u soo kacayey ayaa imika wax horyaala imtixaan adag oo Falastiin iyo Isra'il ah. Jayne oo sanadkan horaantiisi heshiis dhex dhigey Sucuudiga iyo Iiraan. Sanadadii u danbeyseyna Jayna u eekeyd mid duwalka waaweyn ee gobolka raali galineysa ayaa dhacdooyinka u Qasa janjeedha dhinaca Falastiin. Markan Dharaar waxaan ku qaada dhigeyna doorka Jayne ee gobolka Bariga Dhexe iyo mustaqbalka Jayne ee gobolka. Lifaaqyada aan ka soo xiganey:- https://www.theguardian.com/...

Nov 05, 202310 minEp. 4

kharashka Isra'il ku bixineyso duulaanka Qasa

Kharashaadka ku baxaya duulaanka Qasa ku hayso Isra'il ayaa sii kordhaya una eeg inuu yahey mid qaali ah. Laga soo bilaabo hawlgalka Duufaanka Aqsa siduu u bilaabmay Isra'il waxa lagu qiyaasaya 18,000 oo ton ku dhufatey Qasa kaas oo ka badan miisaanka gantaalkii lagu dhuftey Horishiima 1945kii ee Nukliyeerka ahaa. Lifaaqyadan hoose ka soo xiganey warbixinada. https://www.aljazeera.com/news/2023/11/3/analysis-israels-gaza-bombing-campaign-is-proving-costly-for-israel https://www.timesofisrael.com...

Nov 04, 202311 minEp. 3

Ruushka oo dib u bilaabaya tijaabinta hubka Nukliyeerka

Ruushka oo dib u bilaabaya tijaabinta hubka Nukliyeerka, ayaa walaac badan ku haysaa duwalka Reer-Galbeedka taas oo aan cadeyn iney tahey tijaabo. Mareykanka ayaan haysan sees adag oo kula xisaabtamo Ruushka sababtuna tahey inaanu waligii fulin heshiiska joojinta tijaabada Nukliyeerka. Hosted on Acast. See acast.com/privacy for more information.

Nov 03, 20234 minEp. 2

Loolanka Qaramada Midoobey ee Isra'il iyo Falastiin.

Isra'il ayaa isku dayeysa iney garab ka hesho beesha caalamka, taas oo dib u adeegsaneysa mid ka mida takooradii Reer-Galbeedku ku sameeyeen. Falastiin ayaa dhinaceeda xaaladu imika dadka shacabka ku sii adkaaneysa, isagoo hogaamiyaha Xamaas canbaareyn ba'an u jeediyey Natinyaahoo. Hosted on Acast. See acast.com/privacy for more information.

Nov 02, 20235 minEp. 1

Shaacin Dharaar

Xalqadani waa shaacinta barnaamijka iyo xiisa galinta dhageysayaasha. Barnaamijkani waxa uu ahaan doona noociisa kii ugu horeeyey ee war ah kaas oo boodhkasti ah. Waxaanu rabnaa in faafinta warka iyo macluumaadku aaney noqon mid kooban. wararka aanu soo gudbineynaa waa wararka caalamka kuwooda ugu waaweyn iyagoo kooban. Hosted on Acast. See acast.com/privacy for more information.

Nov 01, 20234 min
For the best experience, listen in Metacast app for iOS or Android