Shaacin Dharaar
Nov 01, 2023•4 min
Episode description
Xalqadani waa shaacinta barnaamijka iyo xiisa galinta dhageysayaasha. Barnaamijkani waxa uu ahaan doona noociisa kii ugu horeeyey ee war ah kaas oo boodhkasti ah. Waxaanu rabnaa in faafinta warka iyo macluumaadku aaney noqon mid kooban. wararka aanu soo gudbineynaa waa wararka caalamka kuwooda ugu waaweyn iyagoo kooban.
Hosted on Acast. See acast.com/privacy for more information.
For the best experience, listen in Metacast app for iOS or Android
