Masar oo deyn Cusub ka qaadaneysa IMF
Nov 19, 2023•5 min•Ep. 18
Episode description
Sharaxaad
Masar oo xaalada dhaqaale oo adag soo wajahdey tan iyo bilawgii dagaalka Yukreyn iyo Ruushka ayaa la qorsheenayaa in la siiyo deyn cusub. Dhinaca kale dagaalka Qasa ayaan aheyn mid saameyn ku keenaya kaliya Qasa balse gobolka oo dhan saameyn dhaqaale ku keenaya.
Xigasho
- https://www.reuters.com/world/imf-may-need-augment-egypt-program-amid-gaza-war-impacts-georgieva-says-2023-11-18/
- https://www.aljazeera.com/news/2023/11/18/imf-could-augment-egypts-loan-programme-over-effects-of-gaza-war
Hosted on Acast. See acast.com/privacy for more information.
For the best experience, listen in Metacast app for iOS or Android
