Xoghayaha arimaha dibada ee Mareykanka oo safar ku yimid Turkiga
Nov 07, 2023•8 min•Ep. 6
Episode description
Xogahaya arimaha dibada ee Mareykanka safar ku yimid dalka Turkiga ayaa la kulmey wasiirka arimaha dibada ee Turkiga, kaas oo ay ka wada hadleen xaalada Qasa.
Hosted on Acast. See acast.com/privacy for more information.
For the best experience, listen in Metacast app for iOS or Android
