kharashka Isra'il ku bixineyso duulaanka Qasa
Nov 04, 2023•11 min•Ep. 3
Episode description
Kharashaadka ku baxaya duulaanka Qasa ku hayso Isra'il ayaa sii kordhaya una eeg inuu yahey mid qaali ah. Laga soo bilaabo hawlgalka Duufaanka Aqsa siduu u bilaabmay Isra'il waxa lagu qiyaasaya 18,000 oo ton ku dhufatey Qasa kaas oo ka badan miisaanka gantaalkii lagu dhuftey Horishiima 1945kii ee Nukliyeerka ahaa.
Lifaaqyadan hoose ka soo xiganey warbixinada.
Hosted on Acast. See acast.com/privacy for more information.
For the best experience, listen in Metacast app for iOS or Android
