Loolanka Qaramada Midoobey ee Isra'il iyo Falastiin.
Nov 02, 2023•5 min•Ep. 1
Episode description
Isra'il ayaa isku dayeysa iney garab ka hesho beesha caalamka, taas oo dib u adeegsaneysa mid ka mida takooradii Reer-Galbeedku ku sameeyeen. Falastiin ayaa dhinaceeda xaaladu imika dadka shacabka ku sii adkaaneysa, isagoo hogaamiyaha Xamaas canbaareyn ba'an u jeediyey Natinyaahoo.
Hosted on Acast. See acast.com/privacy for more information.
For the best experience, listen in Metacast app for iOS or Android
