Doorka Jayne ee Bariga Dhexe
Nov 05, 2023•10 min•Ep. 4
Episode description
Doorka Jayne ee Bariga Dhexe oo kor u soo kacayey ayaa imika wax horyaala imtixaan adag oo Falastiin iyo Isra'il ah. Jayne oo sanadkan horaantiisi heshiis dhex dhigey Sucuudiga iyo Iiraan. Sanadadii u danbeyseyna Jayna u eekeyd mid duwalka waaweyn ee gobolka raali galineysa ayaa dhacdooyinka u Qasa janjeedha dhinaca Falastiin. Markan Dharaar waxaan ku qaada dhigeyna doorka Jayne ee gobolka Bariga Dhexe iyo mustaqbalka Jayne ee gobolka.
Lifaaqyada aan ka soo xiganey:-
Hosted on Acast. See acast.com/privacy for more information.
For the best experience, listen in Metacast app for iOS or Android
