Shirka Isbadalka Cimilada
Dec 01, 2023•6 min•Ep. 28
Episode description
Shir madaxeedka hayada cimilada ee Qaramada Midoobey oo ka socda magaalada Dubaay. Shirkan oo lagu ansixiyey qodobo lagu yareyn doono wasakhawga hawada dunida. Labada dal ee ugu wasakheynta badan hawadeena oo aan iyaguna aan ka soo qeyb galin.
Hosted on Acast. See acast.com/privacy for more information.
For the best experience, listen in Metacast app for iOS or Android
