Dagaalka Qasa oo waji cusub isku badalaya
Dec 15, 2023•7 min•Ep. 37
Episode description
Mareykanka ayaa sheegey in haysashada magaalada Qasa ee Israa’iil mudo dheer ay tahey khad cas. Wuxuuna dhinaca kale sheegey in maamulka magaalada Qasa Xamaas ka dib ay la wareegto maamulka Falastiinyiinta ee Daana-Galbeed. Dhinaca kale Israa’iil oo sii wada gumaadka iyo xasuuqa dadyawga ku nool Qasa. Tixraac https://www.aljazeera.com/news/2023/12/15/israel-to-transition-to-more-precise-targeted-warfare-in-gaza-us-adviserhttps://www.axios.com/2023/12/14/jake-sullivan-netanyahu-israel-meetinghttps://www.yahoo.com/gma/national-security-adviser-jake-sullivan-223831109.html?
Hosted on Acast. See acast.com/privacy for more information.
For the best experience, listen in Metacast app for iOS or Android
