Israa'iil oo kordhineysa kharashka dagaalka Qasa
Jan 17, 2024•6 min•Ep. 40
Episode description
Dagaaladu waa qaar kharash badan. Israa'iil ayaa dib u kordhineysa kharashka ay ku bixineyso dagaalka ay ku hayso Qasa. Dhinaca kale waxay dooda adag ka socdan iney sii wado kharashaadka ay ku bixin jireen deegaameynta dhulalka Falastiin dagto.
Tixraac
https://www.aljazeera.com/news/2024/1/16/israels-new-15bn-war-budget-whats-it-for-and-what-gets-cut
Hosted on Acast. See acast.com/privacy for more information.
For the best experience, listen in Metacast app for iOS or Android
