Heshiis xabad joojin oo dhaxeeya Isra'il iyo Xamaas
Nov 23, 2023•8 min•Ep. 22
Episode description
Heshiis u dhaxeeya Isra'il iyo Xamaas ayaa la filayaa in lagu dhiso heshiis dhameystiran oo dagaal joojin ah. Isra'il ayaa maalintii shalay wadey duqeymaha Qasa hal maalin uun ka hor xabad joojinta.
Lifaaqyo
https://apnews.com/article/israel-hamas-war-news-11-22-2023-d12c1728cbae0ff74a69cc9cc3e8a646
Hosted on Acast. See acast.com/privacy for more information.
For the best experience, listen in Metacast app for iOS or Android
