Kuuryada Waqooyi oo dirtey dayax gacmeed basaas
Nov 30, 2023•6 min•Ep. 27
Episode description
Kuuryada Waqooyi oo dirtey dayax gacmeed basaas. Halka dhinaca kale, warbaahinta dawlada Kuuryada Waqooyi ay sheegtey iney hayaan sawirad Guriga Cad iyo Bantoganka ( Pantogan) Mareykanka.
Tixraac
Hosted on Acast. See acast.com/privacy for more information.
For the best experience, listen in Metacast app for iOS or Android
