Aqalka Cad ee Mareykanka oo raba inuu kordhiyo kaalmada Isra’il - podcast episode cover

Aqalka Cad ee Mareykanka oo raba inuu kordhiyo kaalmada Isra’il

Nov 27, 20235 minEp. 25
--:--
--:--
Download Metacast podcast app
Listen to this episode in Metacast mobile app
Don't just listen to podcasts. Learn from them with transcripts, summaries, and chapters for every episode. Skim, search, and bookmark insights. Learn more

Episode description

Aqalka Cad ee Mareykanka ayaa ka dalbadey baarlamanka in la qaado xanibadaha iyo hakinta hubka ee Isra’il. Arinta oo keeneysa iney Isra’il hesho taageero weyn iyo yaraan ama xakameyn kormeerka baarlamanka Mareykanku sameyn lahaa hubka iyo taageerada. Dhinaca kale, dadyawga ka soo horjeeda taageerada Isra’il oo gudaha Mareykanka kor u kacaya.

Hosted on Acast. See acast.com/privacy for more information.

For the best experience, listen in Metacast app for iOS or Android