Wararka SBS Somali 5 December
Wararka SBS Somali 5 december

Wararka SBS Somali 5 december
Waxaa Galbeedka melbourne lagu qabtay barnaamuj waalidiinta iyo dhalinyarada looga wacyigalinayo danbiyada mindiyaha loo isticmaalo.
Wararka SBS Somali 4 December
Todobaadkii la soo dhaafay aqalka Senatka Australia ayaa waxaa ka dilaacay buuq iyo aflagaado markii Senator Pauline Hanson oo ah hogaamiyaha xisbiga One Nation ay ku eedaysay Senator Fatima Payman inaysan xaq u lahayn inay baarlamaanka sii fadhido maadaama ay dhici karto inay wali haysato dhalasho dal kale.
Wararka SBS Somali 3 December
Wararka SBS Somali 29 Nofember.
Wararka SBS Somali 28 Nofember
Understanding how pharmacies operate in Australia
Wararka SBS Somali 27 Nofember
Abdibasid Ali oo fadhigiisu yahay Norway ahna dhaqtar bartay xanuunada dhimirka ayaa booqasho ku yimid magaaladan melbourne, isagoo qudbooyin ku saabsan xanuunada dhimirka gaar ahaan kuwa ku dhaca dhalinyarta u jeedinaya waalidiinta Soomaalida.
Wararka SBS Somali 26 Nofember
Wararka SBS Somali 21 Nofember
Haddii aad shaqayso ama aad dawlada cayr ka qaadato ama aad doonayso inaad si sahlan isaga bixiso qarashaadka lagugu leeyahay (bills) waxaad u baahan tahay akoon bangi.
Wararka Soomaaliya.
Wararka SBS Somali 20 Nofember.
Wararka SBS Somali 19 Nofember
Wararka SBS Somali 14 Nofember
Wararka SBS Somali 13 Nofember
Muwaadin kasta oo Australian ah oo ku jira liiska gudiga doorashada waxaa loogu yeeri karaa adeega xeerbeegtada oo loo yaqaan jury duty ama waajibka xeerbeegto.
Wararka SBS Somali 12 Nofember
Wararka SBS Somali 8 Nofember.
Dagaalka Gaza saamayn intee le'eg ayuu ku yeeshay doorashadii Maraykanka? Mohamed Wardhere ayaan ka waraysanay.
Wararka SBS Somali 7 Nofember.
Wararka SBS Somali 6 Nofember.
Muslimiinta Maraykanku yay u codaynayaan doorasahda?
Boqolaal kun oo shacabka Maraykanka ayaa dooranaya madaxweynaha xiga Joe Biden.
Wararka SBS Somali
Wararka SBS Somali 1 Nofember
Wararka SBS Somali 31 October
Wararka Soomaaliya 30 October