Abdibasid Ali iyo xanuunka dhimirka dhalinta
Nov 26, 2024•20 min
Episode description
Abdibasid Ali oo fadhigiisu yahay Norway ahna dhaqtar bartay xanuunada dhimirka ayaa booqasho ku yimid magaaladan melbourne, isagoo qudbooyin ku saabsan xanuunada dhimirka gaar ahaan kuwa ku dhaca dhalinyarta u jeedinaya waalidiinta Soomaalida.
For the best experience, listen in Metacast app for iOS or Android
