Wararka SBS Somali 2 July
Wararka SBS Somali 2 July

Wararka SBS Somali 2 July
Marka la fiiriyo dhibaatooyinka ka jira Soomaaliya, maxaa looga dabaal degaa waqtigii xoriyadda? Su'aashaas ayaa waxaa ka jawaabaya Dr Abdiwaahid Hassan.
Wararka SBS Somali 1 July
Weli waxaa socda dadaal xabbad-joojin ka dhacda Gaza. Iran-na waxay shuruur adag ku xidhay kormeerayaasha hay'add IAEA.
Xoriyatul qowlka iyo warbaahinta kala duwan waxay astaan muhiim ah u tahay dimqraadiyad caafimaad qabta.
SBS Somali Full Program 27 June
Wararka SBS Somali 27 June
Wararka SBS Somali 26 June
Wararka SBS Somali 25 June
Dr Siyat Hilow ayaa qababqaabiyay socod dadka looga baruurinayo dhibaatooyinka qaxootiga iyo magan galyodoonka. Socodka loo bixiyay Big walk for refugees ayaa qayb ka ah todobaaka qaxootiga.
Wararka SBS Somali 24 June
Wararka SBS Somali 19 June
Wararka SBS Somali 18 June
Mohamed Hassan Dable oo aan ka waraysanay xaaladda dagaalka u dhexeeya Iran iyo Isreal.
Wararka SBS Somali 17 June
Wararka SBS Somali 12 June
Wararka Soomaaliya 11 June
Qarnigii 20 aad ayay cilmi baarayaal badan u yaqaanaan qarnigii xasuuqa maadaama dil wadareedyo ay dawlado ka danbeeyeen lagu laayay dad rayid ah dagaalkii koowaad iyo kii labaad ee aduunka. Laakiin kii Namibia ayaan ahayn mid wax badan laga yaqaan. Laakiin mid ka mid ah xasuuqyadaas ayaan aad loo aqoon oo waxaa qariyay dambiyo waaweyn oo ay ku jireen Holocoast oo ahaa xasuuqa Yuhuuda lagu kacay dagaalkii labaad iyo kii ka dhacay Rwanda.
Wararka SBS Somali 10 June
SBS ayaa xustay 50 sano oo ka soo wareegtay markii warbaahintan la asaasay 1975 tii.
SBS Somali Full Program.
Wararka SBS Somali 6 June
Wararka SBS Somali 5 June
Wararka SBS Somali 4 June
Wararka SBS Somali 3 June
Kadib markii Yurubiyaanku qabsadeen Australia, caruurta Aboriginalka iyo Torres Strait Islander ayaa si dawladaysan looga qaadayay qoysaskooda iyadoo lagu qasbayo in caruurtaas ay koriyaan bulshada aan indijinooska ahayn.
Wararka SBS Somali 30 May
Wararka SBS Somali 29 May
Wararka SBS Somali 28 May
Sanadkii la soo dhaafay oo kaliya waxaa Australia laga diiwaan galiyay dad ka badan 3200 qof oo jacayl been ah lagu dhacay oo laga qayaanay lacag ka badan 23 milyan oo doolar.