Wararka SBS Somali 27 May
Wararka SBS Somali 27 May

Wararka SBS Somali 27 May
Wararka SBS Somali 21 May
Wararka SBS Somali 20 May
Footscray Rotary Club ayaa qalab caafimaad u diray cisbitaalka Jigjiga. Qalabka ayaa isugu jiray waxyaalo kala duwan oo cisbitaalku u baahan yahay.
Wararka SBS Somali 16 May
Wararka SBS Somali 15 May
SBS Somali Full Program 14 May
Golaha wasiiradda cusub ee Laborka ayaa la dhaariyay kadib guushii xisbigu ka gaaray doorashadii 3 May.
Wararka SBS Somali 14 May
Prof Mohamed Haji Mukhtar ayaa sheegay in Soomaaliya ay bilowgiiba xataa intaan xoriyadda la qaadan qaldan tahay, qaladaadkaasna ay sabab u yihiin inaan wali dalku degin.
Wararka SBS Somali 13 May
Wararka SBS Somali 9 May
Doorashadii federalka Australia ayuu xisbiga Laborku si aqlabiyad ah ugu guulaystay. Mohamed Abbas ayaa sharaxaya sababta shacabku ku doorteen Laborka ayna ku diideen Liberalka.
Wararka SBS Somali 7 May
Wararka SBS Somali 6 may
Australia waxay ka mid tahay dalalka aduunka dadku ugu cimri dheer yihiin. Celcelis ahaan qofka Australianka ah wuxuu gaaraa 83 sano. Laakiin dadka ka soo jeeda bulshooyinka Aboriginalka iyo Torres Strait Islanderka cimrigoodu 8 sano ayuu la hooseeyaa shacabka intiisa kale.
SBS Somali Full Program 2 May
Xisbiga Laborka ayaa si aqlabiyad ku guulaystay doorashada federalka 2025 sidaasna waxaa uu Anthony Albanese ku sii ahaanayaa Ra'iisul Wasaaraha dalka.
Wararka SBS Somali 1 May.
SBS Somali Full Program 30 Abriil
Wararka SBS Somali 30 Abriil.
Doorashada ka dhacaysa dalkan Australia ayay xisbiyada waaweyn isku hayaan arimo badan. Mohamed Daahir ayaa nala falanqaynaya arimaha la isku hayo.
On election day the Australian Electoral Commission anticipates one million voters to pass through their voting centres every hour. Voting is compulsory for everyone on the electoral roll, so all Australians should familiarise themselves with the voting process before election day. - Maalintii doorashada Guddiga Doorashooyinka Australia ayaa filaya in hal milyan oo cod bixiyayaal ah ay maraan xarumahooda cod bixinta. Cod bixintu waa ku waajib qofkasta oo ku jira diiwaanka cod bixiyayaasha, sidaa...
Wararka SBS Somali 29 Abriil
Taariiqda xisbiga Greenka
SBS Somali Full Program 25 Abriil
Wararka SBS Somali 25 Abriil
Isse Dholawaa oo falanqaynaya heshiika soo saarka batroolka ee ay wada galeen Turkiye iyo Soomaaliya oo muranka badan ka dhashay.
Wararka SBS Somali 24 Abriil.
Dibadbax looga soo horjeedo Booliska Victoria kadib markii ay toogasho ku dileen Abdiditah Ahmed ayaa ka dhacay xaafadda Footscry ee Melbourne. Booliska ayaa sheegay in askartu toogatay ninkan kadib markii uu mindi kula soo orday.