Qalab caafimaad oo loo diray Jigjiga
May 20, 2025•8 min
Episode description
Footscray Rotary Club ayaa qalab caafimaad u diray cisbitaalka Jigjiga. Qalabka ayaa isugu jiray waxyaalo kala duwan oo cisbitaalku u baahan yahay.
For the best experience, listen in Metacast app for iOS or Android
