Wararka SBS Somali Abriil 23
Wararka SBS Somali 23 Abriil.

Wararka SBS Somali 23 Abriil.
Waxaa jira caro wayn oo ka dhalatay Booliska Victoria oo dilay Abdifitah Ahmed habeenkii Khamiista ee bishan ahayd 17. Maxaan ka ognahay dilka wiilkan dhalinyarada ahaa?
Wararka SBS Somali 18 Abriil
SBS Somali Full Program 17 Abriil
Wararka SBS Somali 17 Abriil
The National Party of Australia, oo hadda uu hogaamiyo David Littleproud, wuxuu ku faanaa inuu matalayay bulshooyinka miyiga iyo magaalooyinka yaraya ee Australia mudo ka badan 100 sano.
Wararka SBS Somali 16 Abriil
Wararka SBS Somali 15 Abriil
Waa sax in bugaagta si lacag la’aan ah looga amaahdo, laakiin waxaa kaloo laga helaa adeegyo iyo barnaamujyo aad u badan oo sidoo kale lacag la’aan ah. Maanta waxaan barnaamujkan ku eegaynaa adeegyada kala duwan ee libreeriyada dadweynuhu bixiyaan.
Ahmed Nur iyo Abdullahi garfiiq oo ka waramaya arimaha ugu waaweyn ee doorashada federalka la isku hayo iyo sida ay u saamayn karaan bulshada Soomaalida ah.
Wararka SBS Somali 11 abriil
Wararka SBS Somali 10 Abriil
SBS Somali Full Program 9 Abriil
Xisbiga Liberalka ee Australia oo hadda uu hogaamiyo Peter Dutton waa xisbiga ugu guulo badan doorashooyinka dalkan Australia.
Wararka SBS Somali 9 Abriil
Wararka SBS Somali 8 Abriil
18 milo qof oo Australian ah ayaa u diiwaan gashan inay codkooda ka dhiibtaan doorashada federalka ee dhacaysa 3 bisha May.
Wararka SBS Somali 4 Abriil
Halkan ka dhagayso Taariida Xisbiga laborka ee Australia oo kooban.
Wararka SBS Somali 3 Abriil
Wax ka ogow sida Australia doorashadu uga dhacdo.
Australia iyo aduunka oo si fiican looga iiday.
Wararka SBS Somali 4 Abriil
Wararka SBS Somali 1 Abriil
Wararka SBS Somali 28 Maarso
SBS Somali Full Program 26 March.
Dadka intooda badan mar uun ayay noloshooda dawlada lacago ka qaateen. Halkan ka ogoow lacagaha kala duwan ee dawladu bixiso.
Wararka SBS Somali 26 Maarso.
Miisaaniyadii xalay oo canshuuraha looga jarayo shaqaalaha sidoo kalana dadka looga caawinayo biilasha korontada. #FederalElection2025
6 sano ayaa ka soo wareegtay weerarkii lagu qaaday masaajid ku yaal Christchurch.