Xasuuqii la iloobay ee Namibia
Jun 11, 2025•8 min
Episode description
Qarnigii 20 aad ayay cilmi baarayaal badan u yaqaanaan qarnigii xasuuqa maadaama dil wadareedyo ay dawlado ka danbeeyeen lagu laayay dad rayid ah dagaalkii koowaad iyo kii labaad ee aduunka. Laakiin kii Namibia ayaan ahayn mid wax badan laga yaqaan. Laakiin mid ka mid ah xasuuqyadaas ayaan aad loo aqoon oo waxaa qariyay dambiyo waaweyn oo ay ku jireen Holocoast oo ahaa xasuuqa Yuhuuda lagu kacay dagaalkii labaad iyo kii ka dhacay Rwanda.
For the best experience, listen in Metacast app for iOS or Android
