Australia Explained: sidee loo furtaa akoon bangi?
Nov 20, 2024•10 min
Episode description
Haddii aad shaqayso ama aad dawlada cayr ka qaadato ama aad doonayso inaad si sahlan isaga bixiso qarashaadka lagugu leeyahay (bills) waxaad u baahan tahay akoon bangi.
For the best experience, listen in Metacast app for iOS or Android
