SBS Somali - SBS Afsomali - podcast cover

SBS Somali - SBS Afsomali

Independent news and stories from SBS Audio, connecting you to life in Australia and Somali-speaking Australians. - Warar madax banaan iyo sheekooyin kugu xiraya nolosha Australia oo ku baxa luqadaada Soomaaliga.
Last refreshed:
Follow this podcast in the Metacast mobile app to refresh it and see new episodes.
Download Metacast podcast app
Podcasts are better in Metacast mobile app
Don't just listen to podcasts. Learn from them with transcripts, summaries, and chapters for every episode. Skim, search, and bookmark insights. Learn more

Episodes

AE: Australia's Immunsation Rules

Australia waxay leedahay jadwal talaal oo loogu talo galay in caruurta lagu talaalo iyadoo lagu xiro talaalka lacagaha dawladu siiso waalidka.

Oct 23, 20249 min

Jama Farah oo qalab muhiim ah u dira Africa

Jama Farah wuxuu ka tirsan yahay ururka Rotary Club faraciisa Footscry. Wuxuuna ku guulaystay inuu qalab caafimaad oo aad loogu baahan yahay u diro dalalka Geeska Africa.

Oct 22, 202417 min

Wacyigalinta kansarka iyo Dr Idil Jama

Waxaa Melbourne ka dhacay wacyigalinta kansarka gaar ahaan kuwa dhaca haweenka. Waxaa soo jeedisay wacyigalintaas Dr Idil jama oo caafimaadka haweenka baratay.

Oct 22, 202410 min

Waraysi xildhibaan Mohamed Cumar Dalxa

Waxaa magaalada Muqdishu lagu soo gabagabeeyay shirkii Madasha Wadayashiga Qaran oo mudo dhowr maalmood ah socda. Kulanka ayaa lagu waramayaa inuu is-afgarad la'aan ku dhamaaday. Professor Mohamed Cumar Dalxa waa xildhibaan hore siyaasada soomaaliyana waqti dheer ku soo jiray.

Oct 08, 202415 min
For the best experience, listen in Metacast app for iOS or Android