SBS Somali - SBS Afsomali - podcast cover

SBS Somali - SBS Afsomali

Independent news and stories from SBS Audio, connecting you to life in Australia and Somali-speaking Australians. - Warar madax banaan iyo sheekooyin kugu xiraya nolosha Australia oo ku baxa luqadaada Soomaaliga.
Last refreshed:
Follow this podcast in the Metacast mobile app to refresh it and see new episodes.
Download Metacast podcast app
Podcasts are better in Metacast mobile app
Don't just listen to podcasts. Learn from them with transcripts, summaries, and chapters for every episode. Skim, search, and bookmark insights. Learn more

Episodes

Dood eedo cunsurinimo oo ka dilaacday aqalka Senatka

Todobaadkii la soo dhaafay aqalka Senatka Australia ayaa waxaa ka dilaacay buuq iyo aflagaado markii Senator Pauline Hanson oo ah hogaamiyaha xisbiga One Nation ay ku eedaysay Senator Fatima Payman inaysan xaq u lahayn inay baarlamaanka sii fadhido maadaama ay dhici karto inay wali haysato dhalasho dal kale.

Dec 03, 20249 min

Abdibasid Ali iyo xanuunka dhimirka dhalinta

Abdibasid Ali oo fadhigiisu yahay Norway ahna dhaqtar bartay xanuunada dhimirka ayaa booqasho ku yimid magaaladan melbourne, isagoo qudbooyin ku saabsan xanuunada dhimirka gaar ahaan kuwa ku dhaca dhalinyarta u jeedinaya waalidiinta Soomaalida.

Nov 26, 202420 min

AE: waajibaadka xeerbeegtada (jury duty)

Muwaadin kasta oo Australian ah oo ku jira liiska gudiga doorashada waxaa loogu yeeri karaa adeega xeerbeegtada oo loo yaqaan jury duty ama waajibka xeerbeegto.

Nov 12, 202411 min
For the best experience, listen in Metacast app for iOS or Android