Wacyigalinta danbiyada mindiyaha lagu galo
Dec 04, 2024•9 min
Episode description
Waxaa Galbeedka melbourne lagu qabtay barnaamuj waalidiinta iyo dhalinyarada looga wacyigalinayo danbiyada mindiyaha loo isticmaalo.
For the best experience, listen in Metacast app for iOS or Android
