Wacyigalinta kansarka iyo Dr Idil Jama
Oct 22, 2024•10 min
Episode description
Waxaa Melbourne ka dhacay wacyigalinta kansarka gaar ahaan kuwa dhaca haweenka. Waxaa soo jeedisay wacyigalintaas Dr Idil jama oo caafimaadka haweenka baratay.
For the best experience, listen in Metacast app for iOS or Android
