Waxaa barnaamijkan qabtay SOMALI MENTAL HEALTH CLUB ee Clubhouse oo ay ku midaysan yihiin dhaqaatiir cilminafsi oo qaarkood ka mid yihiin TEAM KULMISO. Waxaan ka xumahay in Ayan Jamuus hadalkeedii uusan innoo duubmin. Balse waa hubaal in aad wax badan ka faa`iidi doontid. Naftaada caafi oo is baro si aad u aragto wacyi walba oo aad ku jirtid. Dhagaysi wacan.
May 28, 2021•1 hr 37 min
WAXAA BARNAAMIJKA MARTI INNOOGU AH DR. ABDIRAHMAN MAXAMED CABDI HASHI OO ASIGU AH MUSHARAX MADAXWAYE EE DALKA SOOMAALIYA 2021. WAXAAN WAYDIINAY OO UU NOOGA JAWAABAYAA "SIDEE SOOMAALIYA KU GAARI KARTAA ISBEDEL IYO HORUMAR DHAB AH?" HUBAAL WAAD IS WADA WAYDIINAYSAAN. BALSE HORAANTA WAA AYO DR. ABDIRAHMAN?
May 27, 2021•4 hr 50 min•Season 2Ep. 1
Barnaamijkan waxaa soo qabanqaabisay SGEM Club (Clubhouse). Waxa aan uga doodaynaa "Ma loo baahan yahay in la sii wado ololaha 30%+? Waa barnaamij si daahfuran loo ra`yi wadaagayo. Fadlan fikirkaaga na la wadaag oo qoraal noogu soo dir kulmiso18@gmail.com
May 23, 2021•2 hr 33 min•Season 1Ep. 1
SOOMAALI ENTERTAINMENT WAA HOOL MURTIDA IYO MADADAADALDA. Waxa uuna ka furan yahay clubhouse ee ha moogaan haddii aad tahay shaqsi ku dhaata dhaqankiisa oo suugaantu qiimo u leedahay. Suugaantu waa halka xadaaradda bulsho laga dheehdo. Waxaan u mahad celimayaa Talyaani, Abdinaasir, Goiska iyo dhammaan bahda Somali Entertainment oo runtii ehel ii ah.
May 23, 2021•3 hr 47 min•Season 2Ep. 1
Waxaa mahad ballaaran iska leh maamulka Hoolka Murtida & Madadaalada Soomaalida ee Clubhouse oo saamaxay in Madasha Kulmiso ay qayb ka noqoto qabanqaabada BANDHIGA CIIDDA 14. MAAJO, 2021 oo ay Marti sharaf ku ahaayeen Qamar Suugaani, Digriyoow Cabdi, Dj. Muscab iyo dhammaan fanaaniinta Soomaalida. Halkan ka dhagayso qaybtii 1. aad. Hanna sugi weyn qaybt 2aad.
May 20, 2021•3 hr 21 min•Season 1Ep. 1
Waxaa la falanqaynayaa CALAF waa maxay? Sax miyaa in wax walba calafka loo saariyo?
May 12, 2021•4 hr 13 min•Season 4Ep. 1
Madaama aan kale reebnay Suugaantii (TIX & TIRAAB) oo sabtidii hore aynu qaadaa dhignay TIRAAB ayaan sabtidan qaadaa dhigi TIX. Martida: Axmed Faarax Cali "Idaajaa" oo qeexaya TIX iyo Rashid Sheikh Abdillaahi "Garwayne" oo innoo sharaxaya maansaddii "Bulsho" ee Mohamed Ibraahim "Hadraawi". Intaa waxaa dheer falanqaynta cajiibka leh ee haween iyo ragba bixinayaan marka Team Kulmiso iyo shacabku isla falgalaan. Waan fahmayaa in barnaamijku aad u dheeryahay lakiin qaybo baan u qaybin doonaa ee ...
May 09, 2021•4 hr 19 min
Waxaa la qaadaa dhigayaa jacaylka ayada oo dhanka cilmi, diin iyo dhaqan. Waxaad dhagaysan doontaa suugaan tiro badan. Annaga oo ku gudajira ayaa la soo sheegay qarax galaaftan walaalo badan. Ka dibna wuxuu isu bedelay baroor-diiq.
May 09, 2021•5 hr 42 min
Sorry kii hore codkaa ka maqnaa, balse hadda waa kan barnaamijkii ee dhagaysi wacan. Mahadsanid Ustaad Mubarak in aad isoo wargelisay.
May 07, 2021•5 hr 10 min
Heesta furitaanka waxaa ku luuqaynaya kooxdii Iftiin! Heesta marka ay dhamaato dhowr daqiiqo ayaa cod la`aan ah ee iska gudbi! Mahadsanid:) Waxaa marti ku ah: Abdirahman Furre (British Furre) & Abwaan Negeeye Hirsi "Qofku qiym, haybad iyo hannaan intuu doono ha la`haadee, haddii uu cidloodo ugaar buu noqon" By. Said Jama Hussein (May 9, 2021)
May 07, 2021•4 hr 11 min•Season 1Ep. 3
%. Maajo 2021 Clubhouse: Kulmiso-Araweelo club iyo Team Kulmiso. Waxaa laga doodayaa maahmaahdaa cinwaanka ah ma runbaa? Ma been baa? Mise Jawaab kale oo run iyo been toonna ahayn baa jiri karta? Waa qaybtii 1aad ee u tooghay asbuuca danbe iyo qaybta labaad. Team Kulmiso waxay u bahadcelinayaan dhammaan intii kala qayb qaadata barnaamijyada, doorkay rabaan ha yeeshaane e.
May 06, 2021•30 min•Season 1Ep. 3
Waa qayb ka mid ah barnaamijka FAA`IIDOOYINKA & BADBAADADA DEGAANKA. Intii u danbaysay baan doobmin oo aan ka keenayaa jawaabaha Mohamed Musse Hassan oo ahaa Cilmi-Aqoolka martida ka ahaa barnaamijka. Heesta furitaanka waxaa curuyay 80-tameeyadii Macallin Saciid Saalax Axmed.
May 03, 2021•57 min
Barnaamijkii TIX iyo TIRAAB waa uu isku baaxad batay. Sidaa darteed waxaa la go`aamiyay in la kala reebo oo sabtina TIX laga dhigo, sabtina TIRAAB laga dhigo. Sabtidan waxaa la doortay TIraab. Martida: 2. may 2021 Qoraayada kala ah. Saciid Jaamac Xuseen Ifraax Ciyoow Ibraahim Aw-Hassan Ismaaciil (Waberi)
May 02, 2021•4 hr 13 min•Season 1Ep. 1
Sowr sekken ka dib buu bilaabanayaa ee u dulqaado, mahadsanid. Waxaa aragnaa sida luuqaduhu u qaabeeyaan Dunida! Miyaad ogtahay erayada aad ku hadlaysid Saamaynta Dareenka Aadanaha ay u leeyihiin?
May 02, 2021•4 hr 11 min•Season 1Ep. 1
Martida: Sh. Mustafa Ali
Apr 30, 2021•2 hr 18 min•Season 1Ep. 2
Martida: Sh. Mustafa Ali 29. april 2021 Waxaan raaligelin ka bixinaynaa in barnaamijka saacadii ugu danbaysay aysan duubmin. Aad ayaan uga xunnahay taas. Balse labo saac oo ka mid ah ayaa duubmay oo aad ka dhagaysan kartaa barnaamijkan dooda Siyaasadda, Diinta iyo Haweenka.
Apr 30, 2021•2 hr 19 min
Martida: Sheikh Abdulkadir Kishki Xiriirinta: Fatima iyo Mohamed Waxaa øagu qabtau Clubhouse 26. Abriil 2021. Waxay ahayd dood aad u wanaagsan oo si daahfuran la isula qaadaa dhigayay.
Apr 28, 2021•30 min•Season 1Ep. 1
Somali history has never been told this way on social media before. This was an open and accessible program. Hosted: The African History club on Clubhouse Language: English
Apr 27, 2021•3 hr 21 min•Season 1Ep. 2
TIX & TIRAAB WAA BARNAAMIJ BILOWDAY sabtidii hore 17. Abriil 2021. Barnaamijkan sabti kasta ayuu ka baxaa Naadiga Kulmiso - Araweelo ee Clubhouse. Qaybtani waa tii 2aad. Waxaa la go`aamiyay in la kala qaado TIX iyo Tiraab oo sabti dhaah loo sameeyo. Sabtidan soo socota ee 1. May 2021 Waxa la qaadaa dhigayaa qayb Tiraab ah.
Apr 25, 2021•5 hr 10 min•Season 2Ep. 1
Imagine being 18 and losing the desire to live⁉️ 🙏🏼
Apr 24, 2021•13 min•Ep. 3
Barnaamijka Hagardaamada Haybsooca qayb 2aad ayaa magaca Tirtirista Takoorka ah. Qaybta 1aad ee TIRTIRISTA TAKOORKA ka daawo Facebook/Kulmiso1. Qaybta 1aad ee Hagardaama Haybsooca ka daawo Kulmiso.com qaybta clubhouse events.
Apr 23, 2021•24 min•Season 1Ep. 2
Waxaa barnaamijkan marti ku ahaa Nafiso Samatar, Mohamed Omar, Suad Faroole, Saadig Laabsalaax (Team Kulmiso), Nafisa Hersi Ogle, & Negeeye Hirsi (Team Kulmiso). Waxaa daadihinta iyo agaasinka waday Lul Araweelo Kulmiye, Shamso Araweelo Shegow iyo Tasmin Ayman oo ah team Kulmiso. Caaqilka had iyo goorba heelan Qoraa Saciid Jaamac Xuseen oo team kulmiso ka midka ahna khibrad buu nooga tekay. 22. Abriil 2021 #Kulmiso
Apr 23, 2021•2 hr 9 min•Season 1Ep. 7
Bawduucan waxa marti ku ahaa Rashiid Abdillahi (Rashiid Garwayne) & Buug ximbaarsan magaca cinwaanka. 21. Abriil 2021
Apr 22, 2021•3 hr 37 min•Season 1Ep. 1
Lul Araweelo & Faay Diriye🧕🏼 Barnaamijyada Kulmiso iyo SGEM waxaad kala socon kartaa Clubhouse: Kulmiso-Araweelo club & SGEM club
Apr 21, 2021•10 min•Season 1Ep. 1
9pm Uke time at Kulmiso-Araweelo club at Clubhouse 🧕🏼9pm UK time every Saturday
Apr 19, 2021•1 hr 36 min•Season 1Ep. 5
9pm UK time every Saturday at Kulmiso-Araweelo Club in clubhouse
Apr 19, 2021•51 min•Season 1Ep. 4
Ku soo dhowaaw gacmo & qalbi furan 🙌🏽 9pm UK time every Saturday 🧕🏼
Apr 19, 2021•45 min•Season 1Ep. 3
Ku soo dhowaaw gacmo & Qalbifuran 🧕🏼 9pm UK time & Clubhouse inshallah
Apr 19, 2021•50 min•Season 1Ep. 2
Clubhouse ku soo dhowaaw gacmo iyo qalbi daahfuran 🙌🏽🧕🏼9pm UK time every Saturday ✌🏽
Apr 19, 2021•35 min•Season 1Ep. 1
PART 1: BURAANBUR SALAAN AH & GABAYGA DHAQAN GUUR by. SAFIA TUSMO
Apr 16, 2021•8 min•Season 1Ep. 3