SUUGAAN - Waa Maxay Tix? - podcast episode cover

SUUGAAN - Waa Maxay Tix?

May 09, 20214 hr 19 min
--:--
--:--
Download Metacast podcast app
Listen to this episode in Metacast mobile app
Don't just listen to podcasts. Learn from them with transcripts, summaries, and chapters for every episode. Skim, search, and bookmark insights. Learn more

Episode description

Madaama aan kale reebnay Suugaantii (TIX & TIRAAB) oo sabtidii hore aynu qaadaa dhignay TIRAAB ayaan sabtidan qaadaa dhigi TIX.

Martida: Axmed Faarax Cali "Idaajaa" oo qeexaya TIX iyo Rashid Sheikh Abdillaahi "Garwayne"  oo innoo sharaxaya maansaddii "Bulsho" ee Mohamed Ibraahim "Hadraawi". Intaa waxaa dheer falanqaynta cajiibka leh ee haween iyo ragba bixinayaan marka Team Kulmiso iyo shacabku isla falgalaan. Waan fahmayaa in barnaamijku aad u dheeryahay lakiin qaybo baan u qaybin doonaa ee hadda iska sii dhagaysta oo halkaad uga tagto xasuusnaaw oo bartii ka sii wado. Mahadsanid in aad soo booqatay Podcaste-tigan #Kulmiso. Faa`ladiinu waa innoo muhiim fadlan aragtiyahaaga ku aadan DEGELKAN KULMISO nala wadaag.  Nagala soo xiriir: kulmiso.com ama kulmiso18@gmail.com



For the best experience, listen in Metacast app for iOS or Android