Kulmiso - podcast cover

Kulmiso

KULMISO www.kulmiso.com
🗣Kulmiso's mission is to offer and promote content that will lead to a Somali paradigm shift👥 🗣Ujeedada Kulmiso waa inay soo bandhigto oo dhiirigeliso waxyaalo u horseedi doona isbadal ku yimaada qaab nololeedka soomaalida👥
Last refreshed:
Follow this podcast in the Metacast mobile app to refresh it and see new episodes.
Download Metacast podcast app
Podcasts are better in Metacast mobile app
Don't just listen to podcasts. Learn from them with transcripts, summaries, and chapters for every episode. Skim, search, and bookmark insights. Learn more

Episodes

Cabdullaahi Maxamed Maxamuud "Cabdullaahi Qarshe" & Maalmo Lama Ilaawaan Ah!

Waxaa soo jeedinaya marqaatiga nool Qoraa Saciid Jaamac Xuseen iyo Maxamed Amiin oo xubin ka ah Madasha Kulmiso. Waxaana daadihinaysa Luul Araweelo oo ayadu ah Maamulaha Madasha Kulmiso iyo Podcast-igan Kulmiso ee kuu soo gudbinaya. Waxaa hubaal ah in aad u baran doontid Abwaan Cabdullaahi Qarshe shaqsiyadiisii wadiniyadda iyo qadiyadda ku caanka ahayd. Dhagaysi wacan. 7. Nofeember, 2021.

Nov 07, 20211 hr 48 min

TIRAABTA TOOLMOON MAXAAD KA GARANAYSAA?

Barnaamijkan waxaa isku soo duboriday Maxamed Caynte. Martida waa: Qoraa Saciid Jaamac Xuseen oo ay kaabayaan Team Kulmiso, Xubnaha kala ah Rashiid Sh. Abdillaahi (Rashiid Garwayne, Salaad Cusmaan Rooble, Shamso Araweelo Shegow, Mahad Abdulle, Qali Farah, Abdirahman Farah (Luunge) iyo Lul Araweelo Kulmiye 1. september, 2021

Sep 02, 20213 hr 15 min

NABAD & NAFTAA HADAL

Caawa waxaan ku daahfuray Clubhouse barnaamij cusub oo aan ugu magac daray NABAD & NAFTAA HADAL. Ka dib markaan zoomka ku qabanay asiga oo english "Peace & Reconciliation in 75 years" oo uu marti ku ahaa Jens J. Wilhelmsenqabsadeen oo 95 jir ah, nacayb uu Jarmalka u qabay, ka dib markay Norway 5 sano haysteen go`aansaday in uu ka mid noqdo shaqsiyaadka ka caawinaya Jarmalka iyo Jabaan oo dunidu takoortay in ay dib u xoroobaan, Waxa la isku waydiinayaa barnaamijkan WAAYAHAAGA WAXAAD U SOO...

Jun 24, 20212 hr 41 min

MUNAASABADDA 15. MAY, 2021 Part 1 & 2

Waxaa martida ka mid ah. Macallin Saciid Saalax Axmed, Salaad Cusmaan Rooble, Aar Maanta, Maryan Ruun, Bashiir Cali Hussein, Sayid Khaliifa iyo xubno badan oo ah Kooxda IFTIN, Mohamed Macloow oo asigu Kooxda Waaberi nagala joogay.

Jun 24, 20211 hr 41 min

DIINTA ISLAAMKA & GAALAYNTA MUSLIMIINTA

Waxaa barnaamijka Marti Ku ah: Sh. Mustafa Ali, Sh. Abdirizak Sugulle & Sh. Abdisamed oo si daahfuran uga jawaabaya su`aalahan soo socda. 1) Qatarta dadka in la iska tuhmo iyada oo cadeeyn loo hayn? 2) Xaguu ka yimid dad gaalaysiintu? Waase maxay waxyaabaha diidaya in qofka la gaaleysiiyo? Yaa sheeki kara in unuu gaaloobay? Ma qof kasta ayaa gaal dhihi kara?

Jun 19, 20213 hr

Environment Issue - Ecosystem Restoration - 15. Jun, 2021

Waa Barnaamij Dhaxal gal ah oo Ayotiinkeenna wanaag u horseedi kara haddii loo qabto hawsha sida ay tahay. Shacabow duwlad waa dad dal isla leh ee afarta madaxda innoo ah keliya ma aha. Madaxdu caadiyan waa waxgarad, aqoon iyo khibrad iyo dadaal aad ku doorato si ay kuu metelaan oo aad adna adiga oo og in dadka iyo dalka laguu dhaqaaleynayo aad noloshaada adduun iyo tan aaqiro aad si xornimo leh u raacan karto. Maanta ma hayno taas ee waxaan haynaa sidee XEERO LAGU XAGTAA ILKANA KU NABAD GALAAN ...

Jun 16, 20213 hr 24 min

FAMILY PROGRAM - Child Development and Stress Management

1. Martida Barnaamijka Qoyska 14. Jun, 2021 Garaad M. Ibrahim Awad - PhD In Social Anthropology, Esp. Child Development 2. Abdibasid Ali Mohamed - Psychotherapy Behavioral Analyst Family and Adolescents

Jun 15, 20212 hr 41 min

MARTIDA KULMISO DR. MARYAN QASIM

Team Kulmiso waxaa caawa farxad u ahayd in ay u soo martido Dr. Maryan Qasim oo ah qof xog ogaal ah. 13. Jun, 2021

Jun 13, 20212 hr 48 min

SUUGAAN - TIX & TIRAAB

WAXAA BARNAAMIJKA KU MARTI AH LABO BUUG OO LA KALA YIRAA "LOOYAAN" IYO "GUUR LA QARIYAY GOORMAA LA OGAAN" 12. JUN, 2021

Jun 13, 20214 hr 34 min

Duulista Hawada Soomaaliya - SOMALI CIVIL AVIATION /

Barnaamijka Bulshada waxaa caawa marti ku ah Madaxda Duulista Hawada Soomaaliya oo waa dood wargelin iyo war wadaag ah. Hubaal wax badan oo aadan ogayn ayaad ogaan. Ugu yaraan waxaad ogaan doorkaaga muwaadinnimo. Madaxda martida ku ah Barnaamijka Bulshada waa: Sharcidejiye Qaran Farxiya Muumin Agaasimeguud Cali Gacal Gaaboow, Wasaarada Gaadiidka & Duulista Hawada Maareeye Ahmed Hassan,, Waaxda Duulista Hawada Soomaaliyeed Wasiirka Abdirizak Adam Gedi, Wasaarada Qorshaynta & Xiriirka Caal...

Jun 10, 20213 hr 18 min

SIRAHA FARXADDA GUURKA

07. JUN, 2021 Waxaa casharka bixinaya Ibrahim Waberi oo asigu ka tirsan Kulmiso Platform.

Jun 07, 20211 hr 40 min

SUUGAAN - TIX & TIRAAB

Waxaa caawa barti ah labo maanso oo mug iyo meeqaam leh ooo dhaqal ah. Waxaa raacay dhowr kale iyo heeso. Heesta Wabigii Aqoontoow waxaa curuyay Macallim Saciid Saalax Ahmed. Waxaana ku luuqaynaya kooxda IFTIIN. #Kulmiso 5. Jun, 2021

Jun 06, 20214 hr 55 min

MA ALLAA WAX NAAFEEYA MISE AADANE?

Waxaa mahad ballaaran u gudbinayaa dhammaan codadka aad maqli doontaa. Waa hubaan in aragtiyaha aan isweydaarsanayno ay saamayn kugu yeelan doonaan oo sabab? waayo qofnimadaada ayaa ku diri oo ku badi. Ulajeedka si aad u fahanto dhagayso heesta ugu danbaysa ee ku soo laabo bilowga, mahadsanid. ISKA GUDBI 10 KA DAQIIQO EE UGU HORAYSA. Raali ka noqda in aanan waqti u helin oo aanan qaybo qaybo ka dhigin, balse mar aan waqti hayo baan yeeli doonaa, waa mahadsan tihiin.

Jun 06, 20214 hr 32 minSeason 1Ep. 1

WHAT IS PEACEFUL MIND?

OUR GUEST IS: A global advocate and relentless crusader of promoting mental health, Nabhit Kapur, from India, envisage a world free of mental health stigmas and taboos. Through his exemplary work, indefatigable spirit and passionate endeavors he has been able to bring impactful transformative changes in several parts of the world. A Psycho-Prenaur, Author, TEDx Speaker and globally decorated Ambassador of Mental Health and peace with numerous recognitions globally. Kapur is perhaps the youngest ...

Jun 04, 20211 hr

AWOODDA MASKAXDA

Martida: Cali M. Diist ni iyo Buug cusub oo uu ugu magacdaray XAKAME - Noqo qo qof iska adag naftaatana xakame. Mustafa Ayanle CEO & Editor In Chief Africa 21st Century News & Galaxy 21st Entertainmant

Jun 04, 20213 hr 25 min

ARRIMAHA QOYSKA 1. Jun, 2021

Barnaamijka Arrimaha qoyska oo Ramadaanka fasax qaatay ayaa dib u furmay isniintii 1. Jun, 2021 ayada oo lagu daahfuray buug aad iyo aad u qiimo badan oo aayatiinka qoyska saamayn weyn ku yeelan kara haddii aad akhrisid ayaan ku daahfuray mar kale barnaamijka Arrimaha Qoysk.

Jun 02, 20211 hr 43 min

Climate Change and The Way Pollution Effects The Nature

Bacda xaalufin bay innagu haysaa oo dhaqaalaha ayeey hoos u dhigtay ee danbiil, salad, kolay, dhiil iyo haan ha la soo celiyo oo geedaha jariddda ha laga daayo. Roob la`aanta geedaha la xaalufinayo ayaa u wacan.

May 31, 20212 hr 40 min

SUUGAAN - TIRAAB (Buug baa marti ah)

In Adeer Said Jama Hussein ii soo diro qoraalkan faalada iyo faaqidaada ah aad bay ii dhiiro gelinaysaa, mahadsanid adeer. Waxaan rajaynayaa in aad wax badan ka dheefi doonto barnaamijkan. Ugu danbaynta heesta ku jirta fadlan faallo sida aad u fahan tahay ah iigu soo dir kulmiso18@gmail.com 5 Luul, my dear You were great.. you were splendid ,as usual, last night in moderating the session “ Tiraabcurinta Toolmoon”. It was a real success because the young guest participants were given an adequate ...

May 30, 20212 hr 26 min

MONAASABADDA 15. MAY 2021 PART 9

Dhagste waxaa macquul ah in aad isweydiisid aaway qaybihii kale? Noo dulqaado way soo socdaan e. Munaasabbadan maalin dhan bay 9 saacadood socotay, si aan idiinku fududeyno ayaan soo jarjaraynaa oo qayb ba mar idiin soo gelin. Sababta aan ku doortay qaybta 9aad waa in ay qayb i qusaysa ximbaarsan tahay. Balse taariikh dalka iyo dadkaaga haldoorka ahna qayb bay ku baraysaa ee dhagaysi wacan. Mahadsanidiin.

May 29, 202149 minSeason 1Ep. 9
For the best experience, listen in Metacast app for iOS or Android