NABAD & NAFTAA HADAL - podcast episode cover

NABAD & NAFTAA HADAL

Jun 24, 20212 hr 41 min
--:--
--:--
Download Metacast podcast app
Listen to this episode in Metacast mobile app
Don't just listen to podcasts. Learn from them with transcripts, summaries, and chapters for every episode. Skim, search, and bookmark insights. Learn more

Episode description

Caawa waxaan ku daahfuray Clubhouse barnaamij cusub oo aan ugu magac daray NABAD & NAFTAA HADAL. Ka dib markaan zoomka ku qabanay asiga oo english "Peace & Reconciliation in 75 years" oo uu marti ku ahaa Jens J. Wilhelmsenqabsadeen oo 95 jir ah, nacayb uu Jarmalka u qabay, ka dib markay Norway 5 sano haysteen go`aansaday in uu ka mid noqdo shaqsiyaadka ka caawinaya Jarmalka iyo Jabaan oo dunidu takoortay in ay dib u xoroobaan, Waxa la isku waydiinayaa barnaamijkan WAAYAHAAGA WAXAAD U SOO JOOGTAY. Dagaal ma u soo joogtay? Haddaadan u soo joogin xanuun aad dhaxashay ma jiraa? Haddii uu jiro ma ka dawoowday mise waa kuu UTUN? Utun reeb iyo Nabadba waxaa lagu heli karaa in aad adiga isu hiilliso oo aad hadal isku dawayso. Ma doonaysaa in aad caafimaado? Diyaar ma u tahay in aad hadasho? Haddii aadan diyaar u ahayn kaalay nagayso walaalaha diyaarka u ah in ay caafimaadaan.


BARNAAMIJKAN "NABAD & NAFTAA HADAL" JIMCO WALBA AYUU JOOGTO NOQON DOONAA HADDII EEBBE INNOO SAAMAXO. 

For the best experience, listen in Metacast app for iOS or Android