Duulista Hawada Soomaaliya - SOMALI CIVIL AVIATION / - podcast episode cover

Duulista Hawada Soomaaliya - SOMALI CIVIL AVIATION /

Jun 10, 20213 hr 18 min
--:--
--:--
Download Metacast podcast app
Listen to this episode in Metacast mobile app
Don't just listen to podcasts. Learn from them with transcripts, summaries, and chapters for every episode. Skim, search, and bookmark insights. Learn more

Episode description

Barnaamijka Bulshada waxaa caawa marti ku ah Madaxda Duulista Hawada Soomaaliya oo waa dood wargelin iyo war wadaag ah. Hubaal wax badan oo aadan ogayn ayaad ogaan. Ugu yaraan waxaad ogaan doorkaaga muwaadinnimo. 

Madaxda martida ku ah Barnaamijka Bulshada waa: 

Sharcidejiye Qaran Farxiya Muumin

Agaasimeguud Cali Gacal Gaaboow, Wasaarada Gaadiidka & Duulista Hawada

Maareeye Ahmed Hassan,, Waaxda Duulista Hawada Soomaaliyeed

Wasiirka Abdirizak Adam Gedi, Wasaarada Qorshaynta & Xiriirka Caalamiga ee Maamulka Hirshabeele

iyo Mohamed Abuker Nuur oo ka ahaan jiray Sarkaal-sare Duulista Hawada Soomaaliya

Xiriirinta:

Shamso Araweelo Sheegow

Luul Araweelo Kulmiye

oo ah aasaasayaasha Madasha Kulmiso-Araweelo ee Clubhouse 

10. Jun, 2021 Caawa waxay ahayd cawo taariikhda baal ka gashay, inkasta oo barnaamijyada Kulmiso-Araweelo ama Kulmiso ay goor walba yihiin kuwo u baahnaa in waa hore la daahfuro. Madaxda caawa si gaar ah ayaan ugu bogaadinaynaa sida tixgelinta leh ay warbixinta u bixinayeen, shacabka u dhagaysanayeen oo ay waqtigoodana u hureen, inkasta oo ay yihiin howlwadeeno dawladeed oo ay waajib ku tahay intaniba haddana waqtiga oo aan ku dheeraynay baan si gaar ah uga cudurdaaranaynaa. Waad mahadsantihiin in aad waajibkiina u gudateen si daahfuran. 




For the best experience, listen in Metacast app for iOS or Android