SUUGAAN - TIX & TIRAAB
Jun 06, 2021•4 hr 55 min
Episode description
Waxaa caawa barti ah labo maanso oo mug iyo meeqaam leh ooo dhaqal ah. Waxaa raacay dhowr kale iyo heeso. Heesta Wabigii Aqoontoow waxaa curuyay Macallim Saciid Saalax Ahmed. Waxaana ku luuqaynaya kooxda IFTIIN.
#Kulmiso
5. Jun, 2021
For the best experience, listen in Metacast app for iOS or Android
