🗣Kulmiso's mission is to offer and promote content that will lead to a Somali paradigm shift👥 🗣Ujeedada Kulmiso waa inay soo bandhigto oo dhiirigeliso waxyaalo u horseedi doona isbadal ku yimaada qaab nololeedka soomaalida👥
Last refreshed: ⓘ
Follow this podcast in the Metacast mobile app to refresh it and see new episodes.
Don't just listen to podcasts. Learn from them with transcripts, summaries, and chapters for every episode. Skim, search, and bookmark insights. Learn more
TEAM KULMISO WAA INTA AAN SHEEGAY OO LAGU DARAY SAADIQ LAABSALAAX. ADIGU MA TAHAY QOF XIRFADLAY AH OO LEH CILMI BULSHADU U BAAHAN TAHAY? MA QOONDAYN KARTAA WAQTI AAD KU KAABTO BULSHADEENNA? FADLAN KU SOO BIIR TEAM KULMISO. MAHADSANID 🙏🏼
Kulmiso Waxaa aasaasatay Luul Araweelo Kulmiye 2016, kadib markii aan la midoobay Shamso Araweelo Shegow oo ah aasaasaha fikirka in la qaato magaca Araweelo ayaa qaar ragga ka mid ah fahan la’aan igu weerareen sababta aan u isticmaalayo magacan Araweelo. Waxaan is tusay markaa in ay ii weerarayaan cabsi lagu soo abuuray. Markaas baan isu bixiyay Kulmiso oo ku iri iska tuura Araweelo adinku ee Kulmiso igu qaata. Xaqiiqdiina taasi waxay siisay walaalahaa fursad ay igu bartaan. Maantana Araweelo &a...