Faa`iidooyinka iyo Badbaadada Degaanka
May 03, 2021•57 min
Episode description
Waa qayb ka mid ah barnaamijka FAA`IIDOOYINKA & BADBAADADA DEGAANKA. Intii u danbaysay baan doobmin oo aan ka keenayaa jawaabaha Mohamed Musse Hassan oo ahaa Cilmi-Aqoolka martida ka ahaa barnaamijka.
Heesta furitaanka waxaa curuyay 80-tameeyadii Macallin Saciid Saalax Axmed.
For the best experience, listen in Metacast app for iOS or Android
