CAQABADAHA & FURSADAHA DHALINYADA
Apr 23, 2021•2 hr 9 min•Season 1Ep. 7
Episode description
Waxaa barnaamijkan marti ku ahaa Nafiso Samatar, Mohamed Omar, Suad Faroole, Saadig Laabsalaax (Team Kulmiso), Nafisa Hersi Ogle, & Negeeye Hirsi (Team Kulmiso). Waxaa daadihinta iyo agaasinka waday Lul Araweelo Kulmiye, Shamso Araweelo Shegow iyo Tasmin Ayman oo ah team Kulmiso. Caaqilka had iyo goorba heelan Qoraa Saciid Jaamac Xuseen oo team kulmiso ka midka ahna khibrad buu nooga tekay.
22. Abriil 2021
#Kulmiso
For the best experience, listen in Metacast app for iOS or Android
