SBS Somali - SBS Afsomali - podcast cover

SBS Somali - SBS Afsomali

Independent news and stories from SBS Audio, connecting you to life in Australia and Somali-speaking Australians. - Warar madax banaan iyo sheekooyin kugu xiraya nolosha Australia oo ku baxa luqadaada Soomaaliga.
Last refreshed:
Follow this podcast in the Metacast mobile app to refresh it and see new episodes.
Download Metacast podcast app
Podcasts are better in Metacast mobile app
Don't just listen to podcasts. Learn from them with transcripts, summaries, and chapters for every episode. Skim, search, and bookmark insights. Learn more

Episodes

Abdiaziz Farah oo ka waramaya halista Kansarka Mindhicirada.

Kulun wacyi-galina, oo ku saabsan Kansarka Mindhicirada (Bowel Cancer) ayaa lagu qabtay Heidelberg West fiidnimadii Isniinta (Monday 26). Kulanka waxaa qabanqaabiyey Somali Elders Group. Waxaa hadal jeedninta lahaa Abdiaziz Farah. Kulanka kadib, Laanta Afsoomaaliga ee Idaacada SBS ayaa waraysi la yeelatay Abdiaziz. Waraysigu waxa uu daaranyahay saamaynta uu leehayay Kansarka Mindhiciruhu, calaamadaha lagu garto, siyaabaha looga hortago. Dhagaysi wacan waraysiga.

Aug 28, 20248 min

Wax ka ogoow halista uu leeyahay kansarka mindhicirada

Kulan bulshada looga wacyi-galinayey halista uu leeyahay Kansarka Mindhicirada (Bowel Cancer) ku dhaca ayaa xalay fiidkii (26 August 2024) ka dhacay xaafada Heidelberg West. Kulanka ayaa waxaa kasoo qayb galay qaar ka mida bulshada Soomaaliyeed ee ku nool Melbourne, Australia. Barnaamijka waxaa diyaariyey Somali Elders Group, waxaana soo jeediyey Cabdicasiis Faarax, maamulaha Hay'ada Himilo. Laanta Afsoomaaliga ee Idaacada SBS oo kulanka ka qaybgashay ayaa idiin diyaarisay kalimadii wacyi-galint...

Aug 27, 202417 min

UK ma waxaa ka jira Muslim nacayb baahsan?

Dibadbaxyo dhawaan ka dhacay Uk ayaa dadka lagu beegsaday waxaa ka mid ah Muslimiinta. Haddaba UK ma waxaa ka jira Muslim nacayb baahsan? Mohamed Hassan Dable ayaan ka waraysanay.

Aug 21, 202411 min

Nasteho Qaran oo hawlo samafal u timid Australia

Nasteho Haji Nuur oo loo yaqaan Nasteho Qaran waa gabar jilaa ah oo ka qabqaadatay riwaayado wacyigalin ah hadase waxay Australia u timid arimo la xariira samafal lagu caawinayo dadka baahan ee soomaaliya.

Jul 31, 20249 min
For the best experience, listen in Metacast app for iOS or Android