Dr Aweys Omar "ha la iska baaro cudurka cagaarshowga"
Aug 07, 2024•15 min
Episode description
Cudurka cagaarshowgu (Hepatitis) wuxuu aduunka ku dilaa dad ka badan hal milyan sanad walba. Laakiin qofku is baaro waa la maarayn karaa. Haddii aaddan qabina waa la iska talaali karaa.
For the best experience, listen in Metacast app for iOS or Android
