SBS Somali - SBS Afsomali - podcast cover

SBS Somali - SBS Afsomali

Independent news and stories from SBS Audio, connecting you to life in Australia and Somali-speaking Australians. - Warar madax banaan iyo sheekooyin kugu xiraya nolosha Australia oo ku baxa luqadaada Soomaaliga.
Last refreshed:
Follow this podcast in the Metacast mobile app to refresh it and see new episodes.
Download Metacast podcast app
Podcasts are better in Metacast mobile app
Don't just listen to podcasts. Learn from them with transcripts, summaries, and chapters for every episode. Skim, search, and bookmark insights. Learn more

Episodes

Xafladda Africulture Festival oo lagu qabtay Sydney

Waxaa magaaladda Sydney lagu qabtay xafladda Africultural Festival oo ay sanad walba soo qabanqaabiso ururka Somali Welfare and Cultural Association oo ay madax u tahay Saada Abdikarim.

Oct 01, 20246 min

Wacyigalinta cudurka kansarka mindhicirka ku dhaca

Waxaa Melbourne lagu qabtay barnaamuj dadka looga wacyigalinayo cudurka kansarka ku dhaca mindhicirka (bowel cancer). Waxaa soo qabanqaabiyay ururka East African Women's Foundation.

Sep 11, 202410 min

Sharuucda Aan Qornayn ee Goobaha Shaqo

Qaybtan ka mid ah barnaamujyadii Australia Explained waxaan ku eegaynaa sharuucda aan qornayn ee goobaha shaqada iyo sidii aad u ogaan lahayd marka aad shaqo cusub bilaabayso.

Sep 03, 202410 min

Booliska Muqdisho oo ka digay dhibaatada maandooriyaha

Taliska qaybta guud ee ciidamada booliska gobalka Banaadir ayaa muqdisho kusoo bandhigay maandooriye kalagadisan oo boolisku soo qabtay, laguna gubay goob fagaara ah. Boolisku waxa ay sheegeen in maandooriyuhu uu sabab u yahay dhibaatooyin badan oo magaalada ka dhaca.

Aug 30, 20246 min
For the best experience, listen in Metacast app for iOS or Android