Wacyigalinta cudurka kansarka mindhicirka ku dhaca
Sep 11, 2024•10 min
Episode description
Waxaa Melbourne lagu qabtay barnaamuj dadka looga wacyigalinayo cudurka kansarka ku dhaca mindhicirka (bowel cancer). Waxaa soo qabanqaabiyay ururka East African Women's Foundation.
For the best experience, listen in Metacast app for iOS or Android
