SBS Somali - SBS Afsomali - podcast cover

SBS Somali - SBS Afsomali

Independent news and stories from SBS Audio, connecting you to life in Australia and Somali-speaking Australians. - Warar madax banaan iyo sheekooyin kugu xiraya nolosha Australia oo ku baxa luqadaada Soomaaliga.
Last refreshed:
Follow this podcast in the Metacast mobile app to refresh it and see new episodes.
Download Metacast podcast app
Podcasts are better in Metacast mobile app
Don't just listen to podcasts. Learn from them with transcripts, summaries, and chapters for every episode. Skim, search, and bookmark insights. Learn more

Episodes

Adiga oo gaari wata darawal kale ma is dagaasheen?

Qaybtan ka mid ah barnaamujyadeenii Australia Expalined Waxaan ku eegaynaa hab dhaqanka amni iyo masuuliyadda qofka saran marka uu gaari ku wado Australia iyo talaabadii aad qaadi lahayd haddii adiga ama qof qoyskaaga ah u ku lug yeesho dhacdo dagaal ama aflagaado darawalo ama Road rage.?

Jul 24, 202410 min

Muxuu Donald Trump ku doortay JD Vance?

Madaxweynihii hore ee Maraykanka Donald Trump ayaa u doortay JD Vance inuu u noqdo madaxweyne ku xigeenkiisa haddii ay ku guulaystaan doorashada madaxweyne ee dhamadka sanadkan.

Jul 17, 202410 min

Australia Explained: hab maamuuska dadka Indijinooska

Ilaalinta habmaamus dhaqameedka shacabka Aboriginalka iyo Torres Strait Islanderka Australia waa talaabo muhiim ah oo hore loogu qaaday fahamka iyo ixtiraamka dadka taariqiyan leh dalkan aan ku nool nahay.

Jul 09, 202412 min
For the best experience, listen in Metacast app for iOS or Android