Muxuu Donald Trump ku doortay JD Vance?
Jul 17, 2024•10 min
Episode description
Madaxweynihii hore ee Maraykanka Donald Trump ayaa u doortay JD Vance inuu u noqdo madaxweyne ku xigeenkiisa haddii ay ku guulaystaan doorashada madaxweyne ee dhamadka sanadkan.
For the best experience, listen in Metacast app for iOS or Android
