Wararka SBS Somali, Khamiis 29.
Wararka SBS Somali, Khamiis 29.

Wararka SBS Somali, Khamiis 29.
Kulun wacyi-galina, oo ku saabsan Kansarka Mindhicirada (Bowel Cancer) ayaa lagu qabtay Heidelberg West fiidnimadii Isniinta (Monday 26). Kulanka waxaa qabanqaabiyey Somali Elders Group. Waxaa hadal jeedninta lahaa Abdiaziz Farah. Kulanka kadib, Laanta Afsoomaaliga ee Idaacada SBS ayaa waraysi la yeelatay Abdiaziz. Waraysigu waxa uu daaranyahay saamaynta uu leehayay Kansarka Mindhiciruhu, calaamadaha lagu garto, siyaabaha looga hortago. Dhagaysi wacan waraysiga.
Kulan bulshada looga wacyi-galinayey halista uu leeyahay Kansarka Mindhicirada (Bowel Cancer) ku dhaca ayaa xalay fiidkii (26 August 2024) ka dhacay xaafada Heidelberg West. Kulanka ayaa waxaa kasoo qayb galay qaar ka mida bulshada Soomaaliyeed ee ku nool Melbourne, Australia. Barnaamijka waxaa diyaariyey Somali Elders Group, waxaana soo jeediyey Cabdicasiis Faarax, maamulaha Hay'ada Himilo. Laanta Afsoomaaliga ee Idaacada SBS oo kulanka ka qaybgashay ayaa idiin diyaarisay kalimadii wacyi-galint...
WARAKA MAANTA, TALAADA 27, 2024
Wararka SBS Soomaali, 26 Ausgust.
Wararka SBS Somali 23 Agoosto
Wararka Soomaaliya 23 Agoosto
Wararka SBS Somali 22 Agoosto
Ahmednoor Yagool ayaan ka waraysanay saamaynta isboortigu ku leeyahay isku xirka bulshada.
Dibadbaxyo dhawaan ka dhacay Uk ayaa dadka lagu beegsaday waxaa ka mid ah Muslimiinta. Haddaba UK ma waxaa ka jira Muslim nacayb baahsan? Mohamed Hassan Dable ayaan ka waraysanay.
Wararka SBS Somali 21 Agoosto
Australia Explained: Fahamka iyo ixtiraamka daawooyin dhaqameedka dalka dalka loogu yimid.
Wararka SBS Somali 20 Agoosto
Doorashooyinka Maraykanka iyo sida ay Ilhan Omar ugu guulaystay. Mohamed Wardhere ayaa nooga waramaya.
Wararka SBS Somali 16 Agoosto
Wararka SBS Somali 15 Agoosto
Maxaad samayn lahayd waalid ahaan haddii ilmahaaga iskuulka lagu dhibo (bullying) ama internetka lagu handado?
Wararka SBS Somali 14 Agoosto
Wararka SBS Somali 13 Agoosto
Wararka SBS Somali
Wararka SBS Somali 8 Agoosto
Cudurka cagaarshowgu (Hepatitis) wuxuu aduunka ku dilaa dad ka badan hal milyan sanad walba. Laakiin qofku is baaro waa la maarayn karaa. Haddii aaddan qabina waa la iska talaali karaa.
Wararka Soomaaliya 7 Agoosto.
Wararka SBS Somali 7 Agoosto
Wararka SBS Somali 6 Agoosto
Wararka SBS Somali 2 Agoosto
Wararka SBS Somali 1 Agoosto
Nasteho Haji Nuur oo loo yaqaan Nasteho Qaran waa gabar jilaa ah oo ka qabqaadatay riwaayado wacyigalin ah hadase waxay Australia u timid arimo la xariira samafal lagu caawinayo dadka baahan ee soomaaliya.
Wararka Soomaaliya
In qofka lagu qasbo guur uusan raali ka ahayn waa ka mamnuuc Australia. Hooyo ayaa loo xiray inay gabar ay dhashay ku qasabtay inay guursato nin aysan rabin.