SBS Somali - SBS Afsomali - podcast cover

SBS Somali - SBS Afsomali

Independent news and stories from SBS Audio, connecting you to life in Australia and Somali-speaking Australians. - Warar madax banaan iyo sheekooyin kugu xiraya nolosha Australia oo ku baxa luqadaada Soomaaliga.
Last refreshed:
Follow this podcast in the Metacast mobile app to refresh it and see new episodes.
Download Metacast podcast app
Podcasts are better in Metacast mobile app
Don't just listen to podcasts. Learn from them with transcripts, summaries, and chapters for every episode. Skim, search, and bookmark insights. Learn more

Episodes

Maxaa Senatorad Fatima Payman xisbiga looga saaray?

Senatorad Fatima Payman oo laga soo doortay gobolka WA ayaa ka soo horjeesatay xisbigeeda Laborka marka ay Haa ugu codaysay mooshin lagu aqoonsanayay Falatiin xor ah oo xisbiga Greenku aqalka Senatka hor keenay. Xisbiga Laborka ayaa markaas kadib Senatorad Payman ka joojiyay howlaha xisbiga.

Jul 03, 20247 min

Wararka SBS Somali 19 June

Soomaalida dhawaan soo galay Australia, ma ku noqon doonaan dalkii? Cabdullahi oo ah nin dhalinayaro ah dhawaana yimid Australia ayaan waydiiyay su'aashaas.

Jun 19, 202411 min

Cabdullahi wuxuu dhawaan qaxooti ku yimid Australia

Iyadoo caalamka laga xusayo maalinta qaxootiga aduunka 20 June, waxaan waraysi ku saabsan qaxootinimada la yeeshay Cabdullahi oo ah nin dhalin yaro oo dhawaan qaxootinimo ku yimid Australia.

Jun 19, 20249 min

Sidee xaquuqdayda diimed loogu difaacayaa goobaha shaqada?

Australia waxay qayb ka tahay Heshiisyada Caalamiga ah ee Xaquuquha Madaniga iyo Siyaasada, oo difaac balaaran siinaya xoriyadda diinta. Hase yeeshee sharuiucaha gaarka ah ee difaacaya xaquuqahaas ayay ku kala duwan yihiin dawladaha dalku.

Jun 11, 202411 min
For the best experience, listen in Metacast app for iOS or Android