SBS Somali - SBS Afsomali - podcast cover

SBS Somali - SBS Afsomali

Independent news and stories from SBS Audio, connecting you to life in Australia and Somali-speaking Australians. - Warar madax banaan iyo sheekooyin kugu xiraya nolosha Australia oo ku baxa luqadaada Soomaaliga.
Last refreshed:
Follow this podcast in the Metacast mobile app to refresh it and see new episodes.
Download Metacast podcast app
Podcasts are better in Metacast mobile app
Don't just listen to podcasts. Learn from them with transcripts, summaries, and chapters for every episode. Skim, search, and bookmark insights. Learn more

Episodes

Rabshada qoyska iyo Fartun farah

Fartun farah oo ah madaxa East African Women's Foundation ayaa ka warantay tacadiyada haweenka lagula kaco.

Jun 05, 202414 min

Australia Explained: coffee culture

Shacabka Australia waxay si waalan u cabaan kafeega oo waxay gaartay heer Melbourne lagu tilmaamo inay tahay caasimadda kafeega aduunka.

Jun 04, 202410 min

Wararka SBS Somali, 17 May.

Golaha Amaanka ayaa ka dooday soo afjarida ciidamada Qaramada Midoobay ee ka hawlgala Ciraaq.

May 17, 202410 min

fahanka-sharciyada-xidhida-kuraasta-caruurta-ee-baabuurka

Dhamaan waalidiintu waxay doonayaan inay hubiyaan in caruurtoodu si amaan ah ugu safraan gaariga. Qaybtan waxaan ku eegaynaa sharuucda iyo nidaamka suumanka caruurta loo xiro marka ay gaariga saaran yihiin si loo hubiyo inay helaan fursada ugu fiican ee ay ku badbaadi karaan haddii ay shil galaan.

May 16, 202412 min
For the best experience, listen in Metacast app for iOS or Android