SBS Somali - SBS Afsomali - podcast cover

SBS Somali - SBS Afsomali

Independent news and stories from SBS Audio, connecting you to life in Australia and Somali-speaking Australians. - Warar madax banaan iyo sheekooyin kugu xiraya nolosha Australia oo ku baxa luqadaada Soomaaliga.
Last refreshed:
Follow this podcast in the Metacast mobile app to refresh it and see new episodes.
Download Metacast podcast app
Podcasts are better in Metacast mobile app
Don't just listen to podcasts. Learn from them with transcripts, summaries, and chapters for every episode. Skim, search, and bookmark insights. Learn more

Episodes

Hamdi Ali & Muhuba Qaymaa & saamaynta baraha bulshada ee da'a-yarta

Muhubo Suleymaan (Muhubo Qaymaa) iyo Hamdi Ali, ayaa Laanta Afsoomaaliga ee SBS waxa ay ka waraysatay da'a-yarta isticmaalkooda baraha bulshada iyo saamaynta uu ku leeyahay nolashooda, haday noqoto mid wax barasho, dhanka caafimaadka maskaxda iyo dhanka xidhiidhka ay waalidka la leeyihiin.

May 15, 202416 min

Shirka wadatashiga qaranka Soomaaliya oo Muqdisho ka furmay.

Shirka wadatashiga qaranka Soomaaliya ayaa xarunta madaxtooyada Soomaaliya ee Muqdisho ka furmay. Shirkan ayaa waxaa isugu yimid madaxda federaalka Madaxweyne Xassan Sh Maxamuud, Ra'iisul Wasaare Xamza C Barre, R/wasaare ku xigeen Saalax Axmed Jaamac iyo madaxweynayaasha maamulada kala ah Jubbaland, Garmudug, Koonfur Galbeed, Hirshabeele iyo maamulka gobalka Banaadir. Shirkan ayaa waxaa ka maqan madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Saciid Cabdullahi Deni. shirkana ayaan la shaacin mudada uu s...

May 15, 20246 min

Dooda dadka cusub ee Australia yimaada oo soo laabatay.

Dooda ku saabsan dadka Australia ay dib-udajinta u samayso, kuwa shaqada u yimaada iyo ardada wax-barashada usoo doonta iyo saamaynta bulsho, dhaqaale iyo tan siyaasadeed ee ay yeeshaan oo dib usoo laabatay.

May 14, 202412 min

Soomaaliya iyo Kenya oo Nairobi heshiisyo ku kala sixiixday.

Shir u dhexeeyey madaxda labada dowladood Soomaaliya iyo Kenya oo Nairobi ka socday, ayaa kusoo dhamaaday heshiisya dhowra oo labada wadan kala sixiixdeen. Shirkan oo maalma socday, ayaa waxaa gadaal kaga soo biiray Raysul-wasaare Xamse Cabdi Barre.

May 08, 20249 min

Australia, Weerarada mindiyaha iyo talaabooyinka xiga.

Weerarada loo adeegsanayo mindiyaha ayaa Australia kusoo batay. Dareen kala duwan ayaa laga bixiyey, iyadoo uu sababay in ay Ausralia ka bilaabatay in la adkeeyo sharciyada ku aadan ka hortaga adeegsiga mindida. NSW ayaa la filayaa in waqti dhaw ay soo saarto sharci awooda badan siinaya bilayska si ay u hubsadaan ka hortaga adeegsida mindiyaha.

May 08, 20248 min

Muhiimada waalidku inuu iskuulka ka war hayo

Salah Farah oo aan ka waraysanay muhiimada ay leedahay in waalidku ka qayb qaataan howlaha ka socda iskuulka caruurtoodu dhigtaan. Salah waxa uu ka tirsan yahay School Council-ka iskuulka caruurtiisu wax ka bartaan.

Apr 24, 202418 min
For the best experience, listen in Metacast app for iOS or Android