Hamdi Ali, oo ka faaloonaya weerarada mindiyaha ee Australia ka dhacay
May 08, 2024•10 min
Episode description
Waraysi Hamdi Ali ay Laanta Afsoomaaliga ee SBS la yeelatay ayaa daaran danbiyada ama weerarada mindiyaha lagu galayo, iyo saamayntooda dhanka bulshada.
For the best experience, listen in Metacast app for iOS or Android
