Ololaha dib u dhiska buundada Baardheere.
Buundada Dagmada Baardheere oo dadaala loo wado sidii loo dhisi lahaa. Jaaliyadaha dibada ee kasoo jeeda Baardheere oo isxilqaan dheeraada wada.

Buundada Dagmada Baardheere oo dadaala loo wado sidii loo dhisi lahaa. Jaaliyadaha dibada ee kasoo jeeda Baardheere oo isxilqaan dheeraada wada.
Xubinta Sportiga SBS ee Jimcaha
Xiisada colaadeed ee u dhaxeysa Iiraan iyo Israel ayaan u muuqan mid sii dagaysa. Israel ayaa ku hanjabaysa in ay aarsan doonto halka Iiraan ay iyaduna wacad ku marayso in ay jawaab adag ka bixin doonto hadii ay Israel soo celiso weerar danbe. Dhinaca kale ma muuqato cid waan waan ka dhaxwada labada dhinac.
Wararka maanta 18 Abriil 2024 ee Laanta Afsoomaaliga ee Idaacada SBS.
Madaxweynaha Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud, mar uu la hadlayay ciidamo tababar ku jira, ayuu sheegay in dagaalka Alshabaab lagula jiro in uu sii socon doono.
Waraysi SBS ay la yeelatay Abdullahi Aden oo ka mida hormuudka urur Soomaaiyeed oo u dhaqdhaqaaqa arimaha dhaqanka Soomaliyeed. Xassan Jamac ayaa ka waraystay ahmiyada afka hooyo u leeyahay da'a yarta qurbaha ku dhalatay ama ku barbaatay, dadaaladooda iyo waxa ay usoo joogeen.
In the last decade, Australia has experienced some of its worst flooding events in recorded history. As intense rainfall has repeatedly caused river networks to overflow, some flood-prone communities have experienced catastrophic damage to infrastructure, homes and even loss of life. So, how do you know if a serious weather event is imminent, and what should you do to prepare? Who can you ask for help? And should you stay, or evacuate?
Xaflada Salamfest oo lagu qabtay Melbourne.
Wararka SBS Somali 16 Abriil
Wararka SBS Somali 11 Abriil
Wararkii u danbeeyay ee Soomaaliya
Jaaliyada Melbourne oo ciiday
Every week, impassioned Australians take to the streets, raising their voices in protest on important issues. Protesting is not an offence, but protesters sometimes test the limits of the law with extreme and antisocial behaviour. The chance of running into trouble depends on where you’re protesting and how you behave. - Todobaadkasta, shacab Australian ah oo xamaasadaysan ayaa wadooyinka isugu soo baxa, iyagoo codkooda kor ugu qaadaya dibadbaxa arimo muhiim u ah. In aad dibadbaxdo ma ah danbi, ...
Australia explained
Wararka SBS Somali 9 Abriil
Idaacadii SBS Somali oo buuxda
Wararka SBS Somali 4 Abriil
Wararka SBS Somali 3 Abriil.
Understanding bankruptcy: Who's eligible , what are implications
Wararka Soomaaliya
Wararka SBS Somali 2 April
Codadka Jaaliyadda iyo dastuurka Soomaaliya ee muranka dhaliyay.
Wararka SBS Somali 29 Maarso
Wararka SBS Somali 28 March
Wararka SBS Somali 27 Maarso
Muranka dastuurka Soomaaliya oo wali taagan.
The rich diversity within the Indigenous population of Australia is a captivating aspect, defying the common misconception that all Aboriginal and Torres Strait Islander peoples belong to one homogeneous group
Afur ay samaysay ururka Somali Community Inc.
Wararka SBS Somali 26 March
Abdiaziz Shire Ismaciil, ayaa xaafada Felemington afur ugu sameeyey dumarka Soomaaliyeed. Abdiaziz, waa mulkiilaha makhaayada Zahra Kitchen.